Safe Express Cargo

Safe Express Cargo

Share

Import and export company based in China ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ and somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด as well as Somaliland

24/04/2026

Safe Express Cargo Updates โคต๏ธ
Flight kii Axada & Khamiis ta waa soo dirnay isbuucan Waxaa Sugnaaba inuu soo gaaro
isbuuca xiga Horaantiisa I.A.
๐’๐š๐Ÿ๐ž ๐„๐ฑ๐ฉ๐ซ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐‚๐š๐ซ๐ ๐จ ha noqdo wehel kaaga 1aad ee soo qaadista Alaabaha degdega ah โœˆ๏ธ ๐Ÿ“ฆ ๐Ÿ“ฆ
China To Mogadishu
China To Hargeisa
iyo
Tell 61 2237750

17/04/2026

Safe Express Cargo Updates โคต๏ธ
Flight kii Axada & Khamiis ta waa soo dirnay Waxaa Sugnaaba inuu soo gaaro

isbuuca xiga Horaantiisa I.A.
๐’๐š๐Ÿ๐ž ๐„๐ฑ๐ฉ๐ซ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐‚๐š๐ซ๐ ๐จ ha noqdo wehel kaaga 1aad ee soo qaadista Alaabaha degdega ah โœˆ๏ธ ๐Ÿ“ฆ ๐Ÿ“ฆ
China to ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ Somalia
China To Mogadishu
China To Hargeisa
iyo
Tell 61 2237750

04/04/2026

Salaam, Macmiisha Sharafta leh iyo kuwa Cusub Flight kii isbuuclaha Khamiis kasta & Axad kasta inta ba waa soo dirnay waxey ku soo wajahan yihiin Mogadishu Office,
Hargeisa Branch isbuuca dambe i.A Safe Express Cargo ha noqdo wehel kaaga 1aad ee soo qaadista Alaabaha degdega ah โœˆ๏ธ ๐Ÿ“ฆ ๐Ÿ“ฆ

China To Mogadishu
China To Hargeisa
๐…๐จ๐ซ ๐€๐ข๐ซ ๐‚๐š๐ซ๐ ๐จ ๐ˆ๐ง๐ช๐ฎ๐ข๐ซ๐ข๐ž๐ฌ ๐Ÿ“ž๐Ÿ“ฒ๐Ÿค™
๐“๐ž๐ฅ๐ฅ 61 2237750 / ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ•๐Ÿ‘๐Ÿ”๐Ÿ”
๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ๐Ÿ
+๐Ÿ–๐Ÿ” ๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ— ๐Ÿ๐Ÿ•๐Ÿ’๐Ÿ‘ ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ / ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ•๐Ÿ‘๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ’ / 0639259999

26/03/2026

Safe Express Cargo Updates
Alaabaha isbuuc laha Axada iyo Khamiista la soo raro waa soo dirnay. โ˜† Wargelin Muhiim ah โ˜†
waxaa Macmiisha nagu xiran iyo kuwa cusub ogeysiineysaa Laga bilaabo Week ga Bilaabanayo Taariikh 28 March 2026 in Qidmada Cargo per kg sare u kacday โคต๏ธ
Alaabaha ka yar 20 kg waa $13 kiiladii
Wixii 20 kg ka badan waa $12.5
Wabillahi Towfiiq.
Wixii faahfahin dheeri la xariir
+86 159 1743 5182
0619997366 0619995822
61 2237750

09/03/2026

Macmiil Shaqada Wey Socotaa
Alaabaha waa ka soo qaadnaa ChinaIsbuuc kasta waxaa soo dirnaa Adeeg Cargo (Diyaarad ah 2 Mar)
FROM CHINA TO โžก๏ธ MOGADISHU
FROM CHINA TO โžก๏ธ HARGEISA.
Hadaba Macmiil hadii aad dooneyso in Alaab kaaga soo qaadno Alaab China Naga la soo xariir Numberada Shaashada ku qoran waxaa kuu heegan ah
CUSTOMER CARE KUU JAWAABAYO ADEEGEENA KU SAABSAN โคต๏ธ
TELL 61 2237750

Want your business to be the top-listed Transport Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Mogadishu
252