Aduunka Channel

Aduunka Channel

Share

maaweelo iyo madadaalo

01/09/2022

Meher iyo nikaax labo ayey kala yihiin
Nikaax waa in laba qof leesku guuriyo ayadoo la adeegsanaayo qaabka guurka oo ah heblaayo ayaan kuu guuriyey ama kugu nikaaxay
Meherkuna waa maal gabadha lasiiyo
Waa kugu mehriyey wax ladhaho majiraan hadana waxaaba kaaga daran maqaabishay ayuu leeyahay meeshi laga rabay ma aqbashay
Gurigaan halaga gaaro
qof waliba oo aan nikaax arimihiisa garaneen ee guur rabo waxaa kula talin lahaa culumo fiqiga aad utaqaano in uu wacdo nikaaxu dheedheel maaha

Profile pictures 22/08/2022

Garoob bikro ah 😍

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu
NONE