Taleex Professional College
Taleex Professional College (TAPCO) is the right place where you can learn computer skills from Basic to Advanced.
03/06/2026
DIPLOMA IN OFFICE SKILLS, WEB DEVELOPMENT, TYPING SKILLS & GRAPHIC DESING
Fasalo cusub oo berito ka furmaya Xarunteena 1-aad ee Taleex
TILMAANTA XARUNTEENA 1-AAD
Ka soo horjeedka Masjidka Ramadaan
Nagala soo xiriir Tel. 0614448330 (WhatsApp ama Call)
Vidoe-ga tilmaanta halkaan ka daawo:
https://www.facebook.com/share/v/16egAMU7nh/
Intake #1
fans
Warm regards,
Taleex Professional College
17/05/2026
TILMAANTA XARUNTEENA 2-AAD
Inta u dhexeysa Isgoysyada Dabka iyo Shaqaalaha
Supermarket-ka: Aaran Supermarket
Nagala soo xiriir: Tel. 0614448331 (WhatsApp ama Call)
Video-ga tilmaanta halkaan ka daawo:
https://www.facebook.com/share/v/16VJML5KEs/
Intake #1
fans
Warm regards,
Taleex Professional College See less See less See less
15/05/2026
Haddii aad rabtid in aad baratid Data Analysis, sida loo diyaariyo dukuminti kasta ee xafiis looga shaqeeyo, web development, graphic design iyo weliba Video Editing, fursadaan laguugu kulmiyey ka faa'iideyso ama la wadaag asxaabtaada.
Xaqiiqo waxaa ah in aad noqon doonto qof isku kalsoon, qof la jaanqaadi kara dunidaan casriga ah, qof hal abuur leh, qof wax horey loo diyaariyey wax ka bedeli kara si sidaas ka qurxoona u bedeli kara.
Waqtiga fasalkaan waa galab: 4:00pm - 5:00pm, maalmaha Sabtida, Axada iyo Isniinta.
TILMAANTA XARUNTEENA 2-AAD
Inta u dhexeysa Isgoysyada Dabka iyo Shaqaalaha
Supermarket-ka: Aaran Supermarket
Nagala soo xiriir: Tel. 0614448331 (WhatsApp ama Call)
Video-ga tilmaanta halkaan ka daawo:
https://www.facebook.com/share/v/16VJML5KEs/
Intake #1
fans
Warm regards,
Taleex Professional College See less See less
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Taleh Street
Mogadishu
2521
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 21:00 |
| Tuesday | 08:00 - 21:00 |
| Wednesday | 08:00 - 21:00 |
| Thursday | 08:00 - 21:00 |
| Friday | 08:00 - 21:00 |
| Saturday | 08:00 - 21:00 |
| Sunday | 08:00 - 21:00 |