Light ICT FX

Light ICT FX

Share

Light ICT FX provides ICT Forex training and mentorship to master Smart Money Concepts.

24/03/2026

Kusoo dhawaada Light ICT FX— waa madal kuu iftiimin doonta jid cusub oo fudud oo ku saabsan trading-ka. Halkan waxaad ka baran doontaa xirfadda ICT Trading, oo ah hab casri ah oo lagu falanqeeyo laguna trade gareeyo suuqyada online-ka sida Forex.

Light ICT FX waxaad ka heli doontaa faham qoto dheer oo ku saabsan sida ICT loogu isticmaalo suuqa Forex, si aad u noqoto trader leh xirfad, kalsooni, iyo awood uu si joogto ah uga faa’iidaysto suuqa, una beddelo mustaqbalkiisa nololeed.

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Online
Mogadishu