Mogadishu Clean Road Initiative
We only need to see a clean Mogadishu.
30/06/2021
Mogadishu Clean Road Initiative muuqaal ay baahisay 17 October, 2020, kuna soo bandhigtay burburka iyo busta ka muuqata isla wadadaan, ayaa maanta waxa ay keentay in dib u dhis lagu sameeyo sida aad ka arki kartiin sawirada hoose.
A video released on October 17, 2020 by MCRI showed the destruction and dust on the Warshadaha Road, that video today led to a reconstruction as you can see in the pictures below.
27/06/2021
The session is over, we are at a time when we can easily change things through social media.
27/06/2021
Tani waa shaqada saxdaa ee Maayir Omar Mohamud Mohamed Filish. In uu gartaana waan ku boorinaynaa waana ku taageeraynaa qabashada shaqadaan muhiim ah, aynu wada qabano shaqadaan inagoo gacanta haysana maayar Cumar Filish.
This is the right work of Mayor Omar Filish. We encourage him to fulfill his basic constitutional duty to clean up our beautiful city of Mogadishu, and we will support him for doing this important job. Let’s move forward together with Mayor Finish.
21/05/2021
Mogadishu berisamaadkii sidii ay nadiifka u ahayd, bus la’aanta u ahayd, hawadeedana u ahayd mid nadiif ah oo aanan wasaqaysnayn. Waxaan doonaynaa in nadaafadda wadooyinka, luuqyadda iyo dhamaan jid-cadayaasha la hagaajiyo, laguna soo celiso sidii ay ahaan jirtay.
Mogadishu was clean, tidy and the it’s air was clean and unpolluted. We want to see it again as it was, clean avenues, clean roads and all sidewalks to be cleaned and improved.
Waxaan ku soconaa wadada oo waxaan u soconaa inaan aragno taariikhdeena bilic soo celinta magaalada Muqdisho. Marnaba ma seexan doonno illaa aan ka aragno deegaan ka caagan qashinka iyo waxyaabaha busta leh sida kuwa aan hadda ku aragno Muqdisho.
Waxaan sii wadaynaa dagaalka illaa geeridu timaado.
We are on track and going to see our milestone for clean and beautiful Mogadishu city. We will never sleep until we see an environment that is free from garbage and dusty stuff like the ones we are currently see in Mogadishu.
We keep fighting until death comes.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Website
Address
21 October Road, مقديشو, الصومال
Mogadishu