Muqdisho Post

Muqdisho Post

Share

Muqdisho Post, waxa aad ka heleysaa xogga muhiim ah, iyo barnaamijyo xiisa leh. aqoon, taariikh iyo barnaamijyo intifaac leh.

25/04/2024

FURSAD: IsDB SCHOLARSHIP 2024-2025 (MINXADA WAXBARASHO EE ISLAMIC DEVELOPMENT BANK)

MUQDISHO POST - THE SOURCE OF VALUABLE INFORMATION

Somali IT channel
Isha wararka IT, Soomaalida.
Digital Marketing
Social Media Marketing
Muqdisho Post Arts / Farshaxan
Afka, dhaqanka & suugaanta

Scholarship Websites LInks:

https://www.isdb.org/scholarships
https://turkiyeburslari.gov.tr/announcements/ytb-and-lsdb-launch-a-joint-scholarship-program-for-the-year-20242025-88

Fursada deeqda waxbarasho ee dalka Romania, ka faa'iidaysi wacan insha allah.

In badan oo kamida fursadaha waxbarasho ee bilaashkaa , oo dunidu si sanadla ah u bixiso, ayaa soo gudbin doonnaa iyo sida looga faa'iidaysan karo, la socod wanaagsan.

fadlan inagu soo biir,๐Ÿ‘‡

https://www.youtube.com/

13/10/2023

DV Lottery, International Scholarships Opportunity, G5, DAAD Scholarship, Turkiye Burslari.

Linkiga website; Dv Lottery๐Ÿ‘‡
https://dvprogram.state.gov/

DV 2025 - Instructions.pdf๐Ÿ‘‡
https://dvprogram.state.gov/instructi...

Waxaan bishaan soo gudbin doonnaa, xoga fara badan oo ku saabsan DV Lottery-ga Mareykanka iyo siyaabaha looga faa'iidaysan karo. sidoo kale macluumaadka ku gedaaman iyo wax badan oo kaaga qarsoon ama aadan ka warheyn, halkaan isha ku haay.

Fursada deeqaha waxbarasho ee dalalka kala ah Germany, Romania iyo Turkiye, ka faa'iidaysi wacan insha allah.

inka badan 35 fursadood oo deeqa waxbarasho ah, oo dunidu si sanadla ah u bixiso, ayaa soo gudbin doonnaa iyo sida looga faa'iidaysan karo, la socod wanaagsan.

fadlan inagu soo biir,๐Ÿ‘‡

/
https://www.facebook.com/Muqdishopost2/
https://www.facebook.com/Muqdisho.post22
https://.www.muqdishoposts.com/
https://www.tiktok.com/

Isha waxbarashada iyo sara u qaadida xirfadaha waxa ay idiin bilowday, soo tebinta iyo ka waramista xogaha minxooyinka caalamka ee sida Online-ka ah logu buuxsado, adiga oo aan cidna u baahneyn, waxa aana markasta idiin soo gudbin doonna halka ay wax marayaa iyo waxyaabaha kasoo cusboonaado.

Sidoo kalena waxa aan soo gudbin doonnaa mowduuc kasta oo faa'iida u leh bulshada. gaar ahaan aqoonta iyo horumarka.

Isha aqoonta iyo ilbaxnimada. MUQDISHO-POST,

Telegram link:
https://t.me/muqdishopostec
wixi su'aal aragtidi iyo tala siin ahba halkaan inaga soo xiriir, mahadsanid,

11/02/2023

UJEEDOOYINKA SHIRIBKA LAGU ILAALSHO, MAXAA KAMIDA;

Shiribka amaba guud ahaan suugaanta ujeeddooyin loo tiriyo ayey leeyihiin, sidaas oo kale ayuuna shiribku u yahay suugaan ujeeddo iyo hadaf loo tiriyo. arrinkaas waxaa gorfeyntiisa inooga haqabtiraya, Laashin Ciise Cali Ganeey,

Gorfeynta buugga waxa aan ugu tala galnay in si kooban, nuxurka buugga loo soo saaro faham guudna laga qaato.

waxaa ka qeyb galay gorfeynta buugga Suugaanta Shiribka
Laashin: Ciise Cali Ganeey.

https://www.youtube.com/
https://www.facebook.com/Muqdisho.post22
https://twitter.com/Muqdishopost1
https://.www.muqdishoposts.com/
https://www.tiktok.com/

Fadlan, inagu soo biir;๐Ÿ‘‡
Muuqaalkaan oo dhammeystiran halkaan ka daawo,

https://www.youtube.com/watch?v=FK8dqpbbJB8

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

https://www.youtube.com/@Muqdishopost

Address


Waberi
Mogadishu
N/A