Naallo Store

Naallo Store

Share

Naallo Store waa dukaan online ah oo aad ka heli karto adeegyo kala duwan.

06/10/2025

Ma rumaysanaysaa taleefan kaan waa 256GB waaan Ram 14GB cameradiisa aad u tayo sarrayo qiimihiisana aad ayuu uga jabanyahay dhammaan taleefanada suuqa yaal. Damaanad na wuu leeyahay

0613897364 | 0615273114

01/10/2025

Qof waddamadaan jooga Iphone 17 pro max ha u dirsan haddii aadan ahayn dad ka jecel.....

29/09/2025

Ugu damban wuu soo baxay mobile kii ay Soomaalidu jeclayd Samsung A17

Photos from Naallo Store's post 08/06/2025

Waxaa la shaaciyay hab muqaalka iyo specifications Iphone 17 oo kuso bixi doono 4 nuuc oo kale duwan kuwaas oo kale ah:
1. Iphone 17
2. Iphone 17 Air
3. Iphone 17 Pro
4. Iphone 17 Pro Max

Waxa la rajeynayaa in uu soo baxo Iphone 17 nuuc yadiisa kala duwan Bisha sagaalaad ee sanadkan 2025.

Ma qorsheyneysaa in aad naqato dadka gadan doono Iphone 17?

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu