Dumar Bille
Waa channel lagu soo bandhigo qurxinta dharka noocyadii udambeeyay sida (dharka dumarka, dharka ragg
24/10/2022
Fariin kusocoto Shirkada Isgaarsiinta Somtel Buurhakaba
Bulshada kunool Buurhakaba waxay dhibaato weyn ka qabaan adeega Shirkada somtel
Adeegyadii laga rabay in ay bulshada uqabto way uqaban la yihiin macaamiishii shirkada somtel Buurhakaba waxay ii sheegeen simikar xitaa hadii ay ubaahdaan Bulshada in ay aadooyiin magaalada baydhabo
simikarkaaga hadii kaa lumo waxaa lagaa rabaaa ganacsade caan ah in aad keensato shirkada
Ganacsato maa share lagashay shirkada Somtel Somalia anaga waan yaab nee??
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
Howlwadaag
Mogadishu