Galaxy International Bank
GIB Bank is a fully-fledged Islamic bank that is licensed by CBS to offer banking & financial service
14/10/2024
Gudoomiyaha Galaxy International Bank Abdullahi Malin Ahmed (Sabaax) ayaa ka qayb galay Madasha 7aad ee siyaasadda dhaqaalaha qaranka, taasi oo lagu soo bandhigay cilmi baarisyo La xariira xoojinta horumarinta dhaqaalaha Soomaliya, maamul wanaagga, iyo awood-siinta bulshada.
01/10/2024
Maamulaha Sare ee Galaxy International Bank Abdurazak Ahmed Adan, Gudoomiyaha Bankiga Abdullahi Malin Ahmed (Sabaax), iyo qaar kamid ah howl wadeenada Bankiga ayaa ka qayb galay Shirwaynaha bangiyada iyo Maaliyada Soomaaliya sanadkiisii labaad SBFC 2024. Sidoo kale maamulaha sare ayaa qayb ka ahaa dood cilmiyeed ciwaankeedu ahaaa " U hoggaansanaanta Arrimaha sharciyeynta iyo bangiyada".
Shirkan ayaa labadii malin la soo dhaafay kasocday Hotel Jazeera waxaana soo agaasimay Somali Bankers Association.(SBA)
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 05:00 |
| Tuesday | 08:00 - 05:00 |
| Wednesday | 08:00 - 05:00 |
| Thursday | 08:00 - 05:00 |
| Saturday | 08:00 - 05:00 |
| Sunday | 08:00 - 05:00 |