Sahruuj
media
Doodii adkeed ee dhaxmartay Mudanayadhii Golaha Shacabka.
13/10/2022
Waxaa guul ku soo dhammaaday shirkii gaarka ahaa ee oo ay ka soo qeyb galeen Dalalka deeq-bixiyeyaasha oo hoggaan ay u yihiin hay’adda Lagacta Adduunka IMF iyo Bangiga Adduunka.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur ayaa ka qeyb galayaashii shirka la wadaagay dadaalka iyo horumarka ay Soomaaliya ka gaartay hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda, sidii Dowladdu u fulisay dhammaan shuruudihii deyn-cafinta iyo taageerada looga baahan yahay Saaxiibada caalamka.
26/02/2022
Gaashaambuurta Nato oo ku dhawaaqday in maalmaha soo socda 40 kun oo askari laga dajiyo bariga qaarada Yurub gaar ahaan aaga xuduuda Ukrain.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Taleeh Road
Mogadishu
252