Somali Electrical Engineering Platform

Somali Electrical Engineering Platform

Share

Electricity excites Us!

20/01/2024

Soomaaliya ayaa gashay kaalinta 2ᵃᵃᵈ ee dalka ugu korontada fiican dalalka ku bahoobay Bulshada Bariga Afrika, sida uu daabacay wargeyska Kenyans oo soo xiganaya Bangiga Adduunka. Waxa ayna ka hormartay Tanzania, Rwanda, Uganda, Burundi, DR Congo, iyo South Sudan.

Waxaan bogaadinaynaa shirkadaha korontada Soomaaliyeed ee libintaan u soo hooyay Soomaaliya, bulshadeennana ka haqabtiray adeegga korontada. Waxaana rajaynaynaa in ay sii labajibbaaraan dadaallada ay ku horumarinayaan korontada dalka, si ay Soomaaliya u noqoto dalalka ugu korontada fiican Afrika iyo caalamka.

16/01/2024

Korontada Waxay Saxdaa Jawiga nolosha Malintii Waxay Suurogelisaa in ay Kumanan Dhalinyaro ay wax ku bartaan , Ganacsiyo badan Shaqeyan.
Gabdhu Kulel dartii Shaqada U caajisi lahaa in ay Shaqeysteen Habeenkiina Iftiin aan Wax ku aragno ayaan ka helna.

Siday ahaan Laheyd Nolosha Koronto la'an 😒?

Transmission Lines , 📍Dayniile,Mogdiishu, Somalia 🇸🇴.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Banaadir-Somalia
Mogadishu