Blue Screen

Blue Screen

Share

Kusoo dhawoow Machadka barashada luqadaha iyo xisaabta ee Blue Screen Online

19/03/2026

Majecshahay luqadda English in aad ku hadasho sida qof u dhashay kuna shaqeysatid hadaba muuqaalkaan daawo number 0612702292.

30/01/2026

✅ KUSOO DHAWAADA MACHADKA LUUQADAHA EE BLUESCREEN ONLINE

Waxaan kuu soo bandhigaynaa fursad gaar ah oo lagu kobcinayo barashada Luuqadda English-ka iyadoo lagu baranayo manhaj caalami ah oo dhammeystiran: AKHRIS, QORAAL, HADALiyo DHAGEYSI.

Koorsooyinkeenna waxaa si taxaddar leh kuu baraaya macallimiin khibrad sare leh kuna shaqeeya hab-dhig casri ah.

Faahfaahinta Koorsooyinka:

Muddada: 6 bilood ama 1 sano

Jadwalka:Full-time & Part-time

Goobta: Mogadishu

fadlan nalaga soo xiriir: WhatsApp number -ka.

31/10/2025

Matahay qof danaynaayo barashada luqadda English,oo ay ugu xerantahay shaqo, safar ama waxbarasho.haddaba nagu soo biir oo nala soo xiriir.

30/10/2025

Aawi dad kii jeclaa barashada luqudda carabiga ka faaidayso oo hel tacliin tayo leh.

28/09/2025

If you want to learn English, you can connect us.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu