Shifa'Ul Raxmaan

Shifa'Ul Raxmaan

Share

Isku Daweynta QUR’ANKA Iyo Dhirta Si SHARCIGA
Waafaqsan
WIXII FAAHFAHIN tiktok.com/@shifaa__ulr

31/05/2025

✅ Daawaynta infekshanka gudaha iyo bannaanka jirka

✅ Dhabar xanuunka iyo xanuunno kale oo muruqyada ah

✅ Xanuunka caloosha (kaliya xanuunka)

✅ Gubashada marka la kaadinayo (kaadi gubashada)

✅ Xanuunka xaniinyaha (xaniinya xanuunka)

✅ Daciifnimada neerfaha la xiriirta kaadida

✅ Kordhinta hammiga iyo xoogga ragganimo (Hammiyari)

✅ Daawaynta dhammaan caabuqyada ku dhaca kaadi-mareenka (UTIs)

Photos from Shifa'Ul Raxmaan's post 26/05/2025

Kuso dhowow macamiil xarinteena shifa’ul rahmaan ee dawenta dhirta iyo quran ka wadan ku hena saliid tayo leh naga so dalbo meel kasto aad ka jogto somalia walagu kenaya

Photos from Shifa'Ul Raxmaan's post 13/08/2024

KABOGSO BAABASIIRKA QALIIN LA'AAN
Daawada ugu Tayada badan oo Laga Sameeyay Dhir Dabiiciya Taasoo anaan lahayn Kiimiko Ama dhibaatooyin kale.
Qalliin la'aan, kaga Takhalus Babaasiirka inshalah
Daawo Muuqaalka:-
Xarunta SHIFA'UL RAXMAAN
Rajadeenu waa Caafimaadkiina.
Hadafkeenuna Iyo Hiigsigeenu waa
Bulsho Caafimaad Qabta 100%
Wixii Faah Faahin Dheeraada
Nagala so xariir 📲 : 61 3902786

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Wadada Warshadaha
Mogadishu
252