Biifane Cade

Biifane Cade

Share

Biifane Cade

06/04/2026
Photos from Biifane Cade's post 09/07/2023

.DEG Booliska Degmada Gurceel oo soo qabtay rag ku eedeysan in ay xalay dhac mobile iyo fal iskuday dil ah ka geystay Cabdulahi maclin xasan oo kamid ah ganacsatada Guriceel waxaana dhaawiciisa loo qaaday magaalada muqdishu

14/06/2023

DEGDEG:- waxaa hadda wiil dhalinyaro ah lagu gowracay xaafada Kaawa Godey ee degmada Dharkenlay .

Isagoo sii nafbaxaya ayuu dadkii u gurmanayay ku yiri waxaan deganahay xaafada loo yaqaan Xasan Jiis

11/06/2023

Taliska Booliska Guriceel ayaa ku amray Bajaajleyda Degmada Guriceel in qof kayar 16 sano uusan wadi karin bajaajta
Xili ay soobadatay dhainyaro kayar 15 oo Caruur ah ku shaqeya bajaajta

11/06/2023

NAAG UU QABAY AYAY KALA TAGEEN WAXAY TIRI " NAAGTA ADIGA KU QAADANAYSA YAA WAAYE". CIIL DARTIIS AYUU AFAR HAL HABEEN LA AQAL GALAY.

CEEB KHASAARA KA ROON.

11/06/2023

Waxaa hadda xiran waddada ugu muhiimsan caasimadda ee Maka Almukarrama waxaana lagu arkaya ciidamo fara badan oo halkaas xirtay.

Lama soo warrin sababta rasmiga ah ee waddadaas loo xiray, waxaana ka jira jaam xooggan.

Photos from Biifane Cade's post 10/06/2023

Xulka ciyaartooyda Guriceel oo noqday xulkii ugu Guuldarada badnaa xulalka Galmudug
Maxaa usab ah?

10/06/2023

Ciidanka dowladda ayaa goobta Qaraxa ku dilay 5 naftood hallige oo As katirsanaa, kuwaas oo dad shacab ah ku weeraray Hotel Liido ku yaalla.

Ugu dambeyn ma jirto Xabad hadda dhacaysa, weerarkiina waa lasoo af-jaray. Xaaladda Magaaladda ayaa hadda dagan majirto Rasaas la maqlayo. Subax wanaagsan

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu
VIAROMA