Cabsiiye Community
�cabsiye�
Cabsiiye empire 💪🙏
Xamar to dhuusamreeb
Dhuusamreeb to xaradheere
Oo save ah comin soon
Guuleysta reer tolkey
25/12/2023
25/12/2023
Dalku waa xoreeyn insha alaah
Jen Qalaad walaso kiciyey
Waxa kalo shirka ku wehliya bishar
abshir gedi iyo Taliye ) Taliye
Taliye iyo nin misaan kuleh BULSHADA Abdirisaq Diini iyo ragkalo miisan kuleh
Dowlad dhiska iyo dalka somalia iyo
masuuliin kale ganacsato ah
Tolku maanta wuxuu iska wareystay meelna isla dhigay sidii looxoreylahaa, deegaanadda Caadd, Miirroon, Dabagalo, Dumaaye, Hanrro, Miliqo, iyo Carfuudo, oo katirsan Gobalka Mudug kuna jira gacanta Cadowga.
Saraakiil siyaasiyiin iyo ganacsato iskood isku xilqaamay ayaa dhowaan gaari doonta Magaalada Xarardheere halkaas ah xudunta Xorreynta Gobalka Muddug.
20/12/2023
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
Hodan
Mogadishu