Go india Health
The first internationally accredited Somali company to provide medical services and treatment in Indi
03/09/2023
Ogeysiis
waxaa la ogeysiinayaa bulsha weynta soomaaliyeed in isbitaalka shaafi ay iman doonan Afarta bishan dhakhaatiir aqoon sare u leh kansarka iyo kaliyaha iyo kaadi mareenka oo loo aadi jiray dalka dibadiisa
Dhakhaatiirtan ayaa isbitaalka shaafi ee magaalada Muqdisho ka howl gali doona mudo kooban waxa ayna maalinta isniinta ah bilaabi doona qaabilada Bukaanada iyo fulinta qaliimada
Haddaba Tirada oo xaddidan awgeed fadlan horay ugaar ama wixii faafahin ee intaa dheer kala xiriir taleefanada kala ah.
0613692284/0612855558/0612877778
Shaafi Hospital
Go india Health
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Digfer , Street
Mogadishu
654