Taymas Animation
Haddii aad daneyneeso sawir qaadis iyo muuqaalo casri ah, Taymas Animation waa halka aad ka helayso.
19/03/2026
Ciid Wanaagsan, waxaan macaamiisheena iyo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabada Ciidul Fidriga.
Waxaan Alle ka baryeynaa in uu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan sameenay bishii Ramadaan.
15/06/2024
Maamulka iyo hawl-wadeenada shirkadda Taymas Animation waxay hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciida Carafo u dirayaan guud ahaan umadda muslimiinta meel kasta oo ay dunida ka joogaan.
09/04/2024
Ciid Mubaarak.
Shirkada Taymas Animation waxay macaamiisheeda iyo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa munaasabada Ciidul Fidriga 1445H.
11/03/2024
Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa curashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
08/07/2023
Nala soo xiriir si aan kuugu sameyno muuqaalo caalami ah oo leh animation kuu gaar ah. Wac ☎️ 0610366660 / 0627366660.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Zobe KM5. Wadajir District
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |