ZAMZAM MODEL SCHOOL

ZAMZAM MODEL SCHOOL

Share

ZamZam Model school is a new dawn for Mogdishu people. Quality education Matters!!

21/11/2025

Hambalyo maalinta macalinka soomaaliyeed ,
21November 2025.

29/08/2025

Wargalin......
Dhamaan walidiinta iyo ardayda iskuulka zamzam model waxaa lagu wargalinayaa in barito oo ah sabti Tr:30 August 2025 uu furmayo iskuulku ,
Waxaana rijaynaynaa in aad xiiso uqabtaa diyaar aad unoqoteen furitaanka iskuulka fasax dheer kadib.
Isu soo noqod xiiso leh iyo
Diyaar garaw wacan .

10/04/2024

Eid mubarak from ZAMZAM MODEL SCHOOL

24/12/2023

♦️ Goobta:
𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐢𝐦𝐨
Ogeysiiin waxaa banaan barre dhiga maadada Tarbiyada

𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐪𝐨𝐝𝐨𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐮 𝐪𝐨𝐫𝐚𝐧:

1- Inuu haysto Shahaada heerka 1-aad ee waxbarashada (Bachelor Degree ).
2- In uu leeyay khibrad Macallinimo ugu yaraaan 3 sano.
3- In la heli karo waqtiga daruustu socoto oo dhammaystiran (Full-Time)
4- In uu awood buuxda u leeyahy qorshaynta, gudbinta iyo maaraynta fasalada uu dhigi doono.

Fadlan ku soo hagaaji cv-gaaga WhatsApp number ka hoos ku qoran.

WhatsApp number 0612288993

Fadlan Share gareey.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
BN

Opening Hours

Monday 09:00 - 13:00
Tuesday 09:00 - 19:00
Wednesday 09:00 - 13:00
Saturday 09:00 - 13:00
Sunday 09:00 - 13:00