Easy 2 Code

Easy 2 Code

Share

page-kaan waxaa ugu tala galay ardayda somaliyeed gaar ahaan ku wooda xiiseeyo barashada web design iyo Mobile Application.

29/07/2022

👨‍💻👨‍💼Cashirka 19aad ee Koorsada Web Designing-ka caawa ..
✔️ waxaan kuqaadan doonaa Sida loo sameeyo youtube Header Qeybtiisa 2aad.
👨‍💻👨‍💻Cashirkii kan ka h**eeyay Youtube Part One linkigiisa waa kan: https://fb.watch/ezC6tMBEzH/
Ku soo Biir Telegram Group Link: https://t.me/easytocode
Fadlan Sii Share gareey si eey ugu sii faaiideestaan Ardayda kale ee rabto
inee bartaan Sida loo sameeyo website.

05/07/2022

👨‍💻👨‍💼Cashirka 18aad ee Koorsada Web Designing-ka.
✔️ waxaan kuqaadan doonaa Sida loo sameeyo youtube Qeybtiisa 1aad.

👨‍💻👨‍💻Cashirkii kan ka h**eeyay FlexBox Part Two linkigiisa waa kan: https://fb.watch/e4bsPlXHn_/
Ku soo Biir Telegram Group Link: https://t.me/easytocode
Fadlan Sii Share gareey si eey ugu sii faaiideestaan Ardayda kale ee rabto
inee bartaan Sida loo sameeyo website.

28/06/2022

👨‍💻👨‍💼Cashirka 17aad ee Koorsada Web Designing-ka.
waxaan kuqaadan doonaa Flexbox Part Two.
1) Waa maxay align-content?
2) waa maxay align-items?
3) waa maxay align-self?
👨‍💻👨‍💻Cashirkii kan ka h**eeyay FlexBox Part 1 linkigiisa waa kan: https://fb.watch/dWAp95gfcg/
Ku soo Biir Telegram Group Link: https://fb.watch/cqzjLuU3mr/
Fadlan Sii Share gareey si eey ugu sii faaiideestaan Ardayda kale ee rabto inee bartaan Sida loo sameeyo website.

09/04/2022

👨‍💻👨‍💼Cashirka 14aad ee Koorsada Web Designing-ka waxaan kuqaadan doonaa
qeeybta Afaraad ee projectigeena koowaad,

👨‍💻👨‍💻Cashirki kan ka h**eeyay linkigiisa waa kan: https://fb.watch/c6IuFYgAvR/
Ku soo Biir Telegram Group Link: https://fb.watch/choeaVp_kn/
Fadlan Sii Share gareey si eey ugu sii faaiideestaan Ardayda kale ee rabto
inee bartaan Sida loo sameeyo website

04/04/2022

👨‍💻👨‍💼Cashirka 13aad ee Koorsada Web Designing-ka waxaan kuqaadan doonaa
qeeybta Sedexaad ee projectigeena koowaad,
waxaadna ku baran doonaa sida loo sameeyo layout anago isticmaaleeno Float.
👨‍💻👨‍💻Cashirki kan ka h**eeyay linkigiisa waa kan: https://fb.watch/c6IuFYgAvR/
Ku soo Biir Telegram Group Link: https://fb.watch/cao3XWIX88/
Fadlan Sii Share gareey si eey ugu sii faaiideestaan Ardayda kale ee rabto
inee bartaan Sida loo sameeyo website

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu