Eng Burhan

Eng Burhan

Share

Hadal yar iyo
howl badan

09/05/2026

Qaanuunka soo jiidashada:
Maskaxdaadu waa birlab. Haddii aad ka fikirto wanaagga, waxaad soo jiidataa samaanta, haddii aad ka fikirto dhibaato waxaad soo jiidataa dhibaatooyinka.

Had iyo jeer hagaaji fikradaha wanaagsan oo ahaaw qof niyad furan.

08/05/2026

Toddobada Xeer ee isbadalka Nolosha:
Ma ogtahay in toddobadaan xeer ee fudud ay bedeli karaan noloshaada oo dhan?
Noloshu waa halgan aan dhammaad lahayn oo ay ka buuxaan kuf, kicid Barasho iyo koboc joogto ah.
Toddobada xeer ee soo socda waxay ku siinayaan tilmaamo muhiim ah oo ku caawin kara inaad isbadal la timaaddo.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Makka Almukarama Street
Mogadishu