Midnimo YOUTH GROUP
Midnimo YOUTH GROUP waxa uu u tagan yahay mideenta dhalin yarada soomaliyeed
01/04/2025
"Qof walba waa inuu ogaadaa in arrimaha qoyskayga aniga iyo xaaskayga kaliya aan ka wada hadli karno. Hooyaday shaqo kuma laha, mana soo fariisan karto meel aan aniga iyo xaaskaygu fadhino, kalana tashan maayo, boosna ugama banaana. Marka ay timaaddo go’aan qaadashada, qofka aan talada la qaadanayo waa xaaskayga kaliya. Qoyska waa labo qof oo wada leh mas’uuliyadda, waana muhiim in la xushmeeyo xudduudahaas".
Maku raacsantahay aragtidan?
Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu