Techsoma

Techsoma

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Techsoma, Creative Director, Mogadishu.

02/03/2026

27/02/2026

Ramadaan kariim

26/03/2025

Programmers badani waxa ay isku qaldaan Parameters iyo Argument marka coding la joogo.

Haddaba warka oo kooban waa kursi , waa arday.

Tan macnaheedu waa goobta loo diyaariyey in wax la dhigo ama la gu kaydiyo ama la fadhiisto waxa loo yaqaan paramater sida Parking gaariga. Halka waxa la dhigayo ee ah actual value ga loo yaqaan argument. Sida Gaariga laftiisa ama ardayga kursiga ku fadhiisanaya.

Variable lagu dhex abuuro function prototype kiisa waxa la yidhaa parameter halka qiimaha la soo pass gareeyo marka loo yeedho/isticmaalo loo yaqaan argument.

Snippet code hoose eeg.

From

Abdallah Riig

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu