SIMAD Creative Studio

SIMAD Creative Studio

Share

SIMAD Creative Studio is a vibrant and innovative studio where imagination meets reality. Born from the core of SIMAD iLab. #SIMADStudio

15/07/2026

Hal sano oo waxbarasho, hal-abuur, wada-shaqayn iyo ka qaybgal mashaariic dhab ah kadib, CIIP Cohort 1 waxay ku dhow yihiin gebagabada safarkoodii.

𝗖𝗿𝗲𝗮𝘁𝗶𝘃𝗲 𝗜𝗻𝗱𝘂𝘀𝘁𝗿𝗶𝗮𝗹 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗻𝘀𝗵𝗶𝗽 𝗣𝗿𝗼𝗴𝗿𝗮𝗺 (𝗖𝗜𝗜𝗣) waa barnaamij tababar ah oo ay hirgeliyay 𝗦𝗜𝗠𝗔𝗗 𝗖𝗿𝗲𝗮𝘁𝗶𝘃𝗲 𝗦𝘁𝘂𝗱𝗶𝗼, kaas oo fursad u siinaya ardayda iyo qalin-jebiyeyaasha Jaamacadda SIMAD inay ka shaqeeyaan mashaariic dhab ah, isla markaana horumariyaan xirfadahooda dhinacyada hal-abuurka iyo warbaahinta.

Maanta, oo ku beegan Maalinta Caalamiga ah ee 𝗫𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 (𝗪𝗼𝗿𝗹𝗱 𝗬𝗼𝘂𝘁𝗵 𝗦𝗸𝗶𝗹𝗹𝘀 𝗗𝗮𝘆), waxaan idinla wadaagaynaa wajiyada hal-abuurayaashan oo door muhiim ah ka qaatay mashaariic badan, kuna kasbaday waayo-aragnimo iyo xirfado qiimo leh oo u diyaarinaya mustaqbalka.

Tani se waa billowga oo keliya, nala soco dhawaan si aad u barato xubin walba oo ka tirsan CIIP Cohort 1, una ogaato safarkooda hal-abuurnimo iyo guulaha ay gaareen.

15/07/2026

Creativity starts with a skill.
𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐭𝐡 𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬 𝐃𝐚𝐲! 🌍✨

Photos from SIMAD Creative Studio's post 16/06/2026

Maalintii saddexaad, waxaan galnay mid ka mid ah mawduucyada ugu muhiimsan saxaafadda, sidee loo go'aamiyaa waxa noqda war?

Waxaa diiradda lagu saaray sida loo qiimeeyo wararka, loo doorto xagasha ugu habboon ee sheeko kasta, iyo sida go'aannada tifaftirka looga gaaro qolka wararka. Sidoo kale, ka qaybgalayaashu waxay barteen sida loo kala hormariyo sheekooyinka, loo qorsheeyo tebinta dhacdooyinka, iyo sida looga jawaabo wararka degdegga ah.

Want your university to be the top-listed University in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu
BN00630

Opening Hours

Monday 09:00 - 16:00
Tuesday 09:00 - 16:00
Wednesday 09:00 - 16:00
Thursday 09:00 - 16:00
Saturday 09:00 - 16:00
Sunday 09:00 - 16:00