Timir Engineering Consultancy

Timir Engineering Consultancy

Share

Engineering Services

Photos from Timir Engineering Consultancy's post 16/06/2022

Timir Engineering Consultancy (TEC), waxay Noqotay shirkada Ugu Naqshadeynta qurxoon dalka. Waxayna kahowl gashaa Mogadishu,Hargeisa,Kismaayo iyo dhamaan wadanka magaaloyinkiisa.

Shirkadu waxay Naqshadeysaa,qiimeysaa, dhistaa dhamaan noocyada kala duwan ee dhismaha sida Guryaha Villada iyo Apartments ka, Hotelada, Isbitaalada, dabaqyada aadka udhaadheer IWM.

Timir Engineering Consultancy ugu imaan latalin dhanka dhismaha ah, iyo Engineero somali iyo sudanese isugu jiraan khibrad weyn na uleh mashaaricda waaweyn,
TEC sidokale ugu imow dhismo best quality leh iyo qiima kuraali galiya. Unadhiibo Naqshadeynta iyo Dhisida Dhismahaada.

Mahadsanid macamiil.

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Taleex
Mogadishu
11111