Galmudug Post
kala soco wararka, warbixinnada iyo dhacdooyinka dunida Galmudug Post
Ma ogtahay marqaatiga allaa kugu ag noolaaye
Ma ogtahay raqiib iyo catiid been ma ururshaane
Ma ogtahay berraad ehel la noqon ololka naareede.
Xoolaha ummadda hadaad cunto laguuma jeedo, oo cidna arkeyso, balse marqaatiga allaa kugu ag nool.👀.
Galmudug Post
24/10/2025
Caasimada Dulman , Galmudug
Tusaale: caasimadda dhuusamareeb dowlad goboleedka galmudug waxa ku metela.
1. Afweyne
2. Shariif lugey
3. Ina cali ganey
4. Ina geeda qorow
5. Sanweyne
Shantaan nin mid kasta wuxuu qabtaa
1. Nin naftiisa la daran
2. Nin ilmihiisa la daran
3. Nin walaalihiis la daran
Cilmi iyo afweyne aaqiro iyo adduun midna ma oga, Qoor Qoor ayaa warka dhex marsiista uu rabo inuu sheego.
Shariif lugey walaalihiis uun ayuu gacanta hayaa.
Geeda qorow ilmihiisa ayuu gacanta hayaa.
Sanweyne asaga dowladnimada k**a warqabo.
Hadana waxaa laleeyahay waxay metelaan caasimadda ama ceyr bari.
Adiga maxay kula tahay?
Musharax madaxweyne liibaan shuluq waxa uu leeyahay "aduunkaan is daba maray mindhaa leyma gaado" kursiga 💺 Galmudug State House 🥺 ishow ku hayaa. 🔬🔬
Deegaanka Caad Ee Koofurta Gobolka Mudug🫰
Reer Caad halkaan Asxaab maku nahay?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Km4 Street
Mogadishu
00252