Captian Codey
welcome to Captian Codey
24/05/2026
10 Sano Kahor 2016 Mikel Arteta oo Macsalaameeynaya Arsenal asagoo Cayaaryahan Kooxda katirsan ah iyo 2026 Arteta oo ah Tababaraha Kooxda oo Arsenal u qaadaya horyaalkaPremier League .
24/05/2026
ARSENAL ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐-๐๐ ๐ด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ๐.
Kabtankii ugu dambeeyey ee Arsenal Premier League u qaada wuxuu ahaa Parick Viera 22 sano kahor .
Patrick Viera 2003/2004
Martin Odegaard 2025/2026
24/05/2026
MAALINTII UGU DAMBEYSAY HORYAALKA PREMIER LEAGUE 2025/2026.
โซ๏ธTottenham 1โ0 Everton .
Spurs ayaa ka badbaaday iney u laabato heerka labaad .
โซ๏ธWest Ham 3โ0 Leeds .
Inkastoo WestHam badisay hadana waxey u laabatay heerka labaad.
โซ๏ธCrystal Palace 1โ2 Arsenal .
Arsenal ayaa qaaday horyaalka.
โซ๏ธSunderland 2โ1 Chelsea .
Chelsea Sanadkaan k**a qeybgali doonto tartamada Yurub dhamaan halka Sunderland Europa League ka qeybgali doonto.
โซ๏ธMan City 1โ2 Aston Villa .
Pep Guardiola ayaa kulankiisii ugu dambeeyey ee Man City ku soo gabagabeeyey guuldarro ayagoo waliba gurigooda Etihad jooga.
โซ๏ธPep Guardiola iyo Bernard Silva ayaa si wadajir ah u sagootiyey Man City.
โซ๏ธMo Salah ayaa Macsalaameeyey Kooxda Liverpool.
โซ๏ธManchester United oo la timid 71 dhibcood ayaa gashay Kaalinta Sadexaad ee horyaalka ayagoona u soo baxay Tartanka Champions League.
โซ๏ธBruno Fernandez ayaa noqday Cayaaryahanka Caawinta ugu badan sameeyey hal xilli ciyaareed taariikhda Premier league.
โซ๏ธWest Ham, Burnley iyo Wolves ayaa u laabtay horyaalka heerka Labaad .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Suuqa Xoolaha
Mogadishu
252