Heegan Protocol And Service

Heegan Protocol And Service

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Heegan Protocol And Service, Business service, Mogadishu.

Photos from Heegan Protocol And Service's post 13/12/2024

Heegan ✔️ waa kaabaha Xafladaada shaqo wacan

Photos from Heegan Protocol And Service's post 01/11/2024
Photos from Heegan Protocol And Service's post 31/10/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta Cilmi-baarista iyo Daraasaadka ee Maqaasid, kaas oo sanadkaan looga hadlay mowduuc la xariira Dastuurka iyo Haybta Soomaaliyeed.

Waxaa inoo sharaf ah in munaasabada
Milgaha iyo quruxda badan
Nalagu aaminey qurxinteeda inagoo ah
Heegan Protocol
Waxaan kasoo baxnay waliba si sharafi ku dheehan tahay waajibka naloo xilsaaray
Waxaan u mahad celineynaa howl wadeenada
(Maqaasid)

29/10/2024

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu