Future Academy Science and Technology_FAST

Future Academy Science and Technology_FAST

Share

The official page of Future Academy

29/06/2025

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Dhamaan bulshada jecel waxbarashada ee ku dhaqan degmada kaxda iyo nawaaxigeeda

Bishan 7aad Fasalo cusub ayuu qabanayaa Machadka Future Academy Science and Technology_FAST

Fadlan h**e u gaar

Scientific Subjects
Fasalka Form4 2025 - 2026

Grade 8
Fasalka 8aad 2025 - 2026

Aas aasks hoose ardada .
Somali math English

Bilaha fasaxa . Ka faaiideysi wacan

Fasalo Cusub barashada caafimaadka
Fasalo cusub computer study

Waxii faafaahin ah Kala xiriir

61 7774367 / 615411800 / 618635089

22/06/2025

OGEYSIIS Ogeysiis

Ma tahay arday joogo degmada kaxda iyo nawaaxigeeda

Ma tahay Arday sanadkan bilaabi rabo safarka waxbarashada Heer Jaamacadeed.

Ma tahay arday dugsi sare sii gaba gabeynayo

Ma thy arday doonayo in uu skills barto xirfado barto

Noqo qof xirfad yaqaane .

Bishan julay 1/7/2025 Machadka Future Academy Science and Technology_FAST
Waxa uu bilaabayaa Fasalo cusub Qeebta barashada culuumta computer ka .

Basic Computer courses

Fadlan ha moogaanin Mahadsanidiin

warbixin dheeraad ah Kala xiriir
Tell. 61 7774367 ,/ 618635089 / 615411800

27/01/2025
22/01/2025

Future Academy Science and Technology_FAST

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Kaxda Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00