SOSDA - Somali Skill Set Development Academy
With over 7 practical courses, training programs & Competency services.
14/02/2022
Waxaa si guul ah inoogu Soo dhamaaday tababar hal maalin soconaaye oo ay ka qayb galeen 20 dhalinyaro wiilal iyo gabdho ah.
Tababarkaan oo nuxurkiisu ahaa iney dhalintu wax ka ogaadaan xirfadaha suurta galin kara in suuqa shaqada saami fiican qofku ku yeesho ( kasbado xirfadaha looga baahanyahay majaalka shaqada) isagoo hormarin ku sameeynaayo xirfadahaas lama huraanka u ah helidda shaqooyinkii nagu haboonaay iyo firaaqa xirfad yari ee jirta sida loo yareeyn lahaay.
Heerka ka qayb qaadashada doodaha, waaya aragnimada iyo sida aqoonta loo wadaagay inta ay socdeen saacadaha tababarku, waxay ahayd si ka sareeysa sidii la filaaye!
Waan u hambalyaynaynaa dhamaan intii ka qayb qaadatay dowradaan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 16:00 |
| Tuesday | 08:00 - 16:00 |
| Wednesday | 08:00 - 16:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |