Learn Forex

Learn Forex

Share

Page follow ka ilaawin πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ‘

08/06/2024

Wadamo islaam ah oo waxaa jira mar hadii gabadha la furo ama ninkeeda uu dhinto aanan dib danbe loo guursan.

Ragga soomaliyeed waxay ku amaanan yihiin waxaa ka mid ah in aysan waxaas fiirin oo xitaa hadeey ilmo leedahay ay guursadaan.

Qofta sawirka hoose howsheeda waa howl kale. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Photos from Learn Forex's post 07/06/2024

"Khadiijo - "Maxamed i Maqal maanta laga Bilaabo Cuntada adiga yaa ii karinaayo ' Diyaar Bbe maxamed Guriga adiga ayaa i Xaqeysid diyaar Bbe Qolka adigaa ii hagajineysid wuxuuna ku Jaeaabay diyaar Bbe waliba iyga oo live saaran

Alaabta adiga ayaa idhaqaayo Haye Bbe waa diyaar

Isaga oo intaas oodhan Ka ogoladay waliba live ay wada saran yihiin ayuu sii Raali galiyey isaga oo leh Bbe wax walbo anigaa kuu qabanayo oo diyaar u ah..

Markani ay khadiija ku amreyso Ninkeeda in uu Howsha guriga qabto waxay saranyihiin Live Toos Tiktok . Hadaba .Ninka sidaa Baariga u ah & Gabadha sidaa u amrrysa labadaba waxay Ku nool yihiin Magalada Muqdisho."

Muqaalka Hoos ka Daawo ..

02/06/2024

Queen Canab Cali "Nin aan lacag Lahayn Oo 500g Dahab Ah Iga Bixinayn Ima Geeyo, Gabar walbana waxaan kula talinayaa inay saas yeesho oo qiimaheeda aysan raqiis ka dhigin"

Aragtidaada?

01/06/2024

M.SALLH😢

01/06/2024

Faarax see wax ledahayπŸƒπŸ€£πŸ™ˆπŸ€£

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu