Amana Security Solutions
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amana Security Solutions, Home Security Company, Teleex, Mogadishu.
08/01/2025
Ku ilaasho gurigaaga ama ganacsigaaga kaamaradaha cusub ee casriga ah!
Ma ka baqaysaa inaad lumiso muuqaalada kamaradaada ay horey duubtay ?
Kamaradaheena cusub ee waayerles-ka ah waxa la socda kaarka miimoriga oo bilaash ah iyo keydka Kalowd istooreej ka oo lagu daray si loo badbaadiyo muuqaaladaada, xitaa haddii kamarada la xado ama waxyeelo soo gaarto! staamaha ugu muhiimsan ee ay wada kaamiradan:
ā
Cload storage
ā
Si fudud loo rakibi karo
ā
Waxaa lagu heli karaa noocyada qoraxda sollarka kushaqeeya iyo nooc ku shaqeeyo SIM kaard aan ubahneeyn wayfaay
ā
qiima Jaban oo lagu kalsoonaan karo
soodhawoow macmiil! Nala soo xiriir hadda si aad wax badan u ogaato ama dalab u sameyso.
Ku Ilaasho Gurigaaga ama Ganacsigaaga Kaameradaha Casriga ah!
š¹ Kaameradaha Wireless-ka ah ee Cusub
ā
Duubo oo Badbaadi Dhacdooyinkaada
šµ365° Kormeer Kantrool Leh
šµKeydka Cloud iyo Kaarka Miimaariga Bilaash ah
šµDib u daawo dhaqdhaqaaqa adigoo moobilkaaga
isticmaalaya, meel kasta oo aad joogto!
š» La jaan qaadaya Moobil, Kombiyuutar, iyo Shaashadaha waaweyn.
š° Qiimo jaban oo dammaanad leh.
š Nala soo xiriir hadda si aad u dalbato!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Culinary Team
Attire
Address
Teleex
Mogadishu
WED3D3R