Taran

Taran

Share

fixed term saving,end of that term,client receive a portion of the profit generated from the investm

20/10/2024

Taran-Mudarabah is a strategy that will enable you to grow your wealth, achieving financial goals, and securing a stable future. Taran Service encourages a good financial management and can lead to significant long-term benefits.
_____________________________
Taran-Mudarabah waa xeelad awood kuu siineyso inaad kobciso dhaqaalahaaga, gaartidna yoolkaaga maaliyadeed, iyo xaqiijinta mustaqbal deggan. Adeegga Taran Waxa uu dhiirrigelinayaa hab maamulka wanaagsan ee dhaqaalaha waxayna u horseedi kartaa faa'iidooyin waqti dheer ah.

Photos from Taran's post 23/09/2024

Shirkadda Maal Microfinance waxa ay macaamiisheeda iyo dhamaan bulshada kusugan Deegaanka ceelasha biyaha gaar ahaan suuqa Safa Iyo Marwa lagu wargelinaya in aan soo gaarsiinay dhamaan adeegyada aan bixinno, iyadoo ujeedku yahay in eey macaamiisheenna helaan adeeg maaliyadeed oo dhameestiran isla markaana loo dhan yahay.

Si aad u heshid faahfaahin dheeraad ah, Fadlan nagu soo booqo xarunteenna, Daarta Farah ugas, Isgoyska - KM4, Waddada Makka Al Mukarama, Degmada Hodan, Mogadishu - Somalia ama Nagala soo xariir: +252619998299.

Photos from Taran's post 21/09/2024

Waxaan adeegyo dheeri ah gaarsiinay suuqa Carafa ee degmada Heliwaa gaar ahaan xaafadda Suuqa xoolaha innaga oo hadaf keennu yahay garab qabashada ganacsiyada yar yar iyo in eey macaamiisheenna helaan adeeg maaliyadeed oo dhameestiran isla markaana loo dhan yahay.

Si aad u heshid faahfaahin dheeraad ah, Fadlan nagu soo booqo xarunteenna, Daarta Farah ugas, Isgoyska - KM4, Waddada Makka Al Mukarama, Degmada Hodan, Mogadishu - Somalia ama Nagala soo xariir: +252619998299.

Want your business to be the top-listed Finance Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


KM4, Junction, Hodon/District
Mogadishu
252