Arwah Technology

Arwah Technology

Share

ICT Provider | Subsidiary of ARWAH GROUP

18/11/2025

๐ŸŽจ ๐—ฃ๐—ต๐—ผ๐˜๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ฝ: ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—น๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ

Adobe Photoshop waa mid ka mid ah Tools-ka ugu awoodda badan ee dunida loona isticmaalo naqshadeynta iyo farshaxanka muuqaalka. Marka dadku maqlaan โ€œ๐—ฃ๐—ต๐—ผ๐˜๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ฝโ€, waxay inta badan ka fikiraan sawir la edit gareeyay, la hagaajiyay, ama la qurxiyay โ€” laakiin run ahaantii Photoshop waa farshaxan lagu beddeli karo xaqiiqada, sidoo kalena ah Tool ugu weyn ee suuqa Graphic Designka.

Photoshop wuxuu isku daraa hal-abuur, farsamo sare, iyo aragti muuqaal ah si Design kasta loogu rogo waxa maskaxda Designer-ka ku jira. Waxaa kuu suurtagelaya:

- Inaad ka saarto ama ku darto shey sawirkii asalka ahaa aan ku jirin

- Inaad nashqadeyso posters, logos, banners, iyo artworks qaab casri ah

- Inaad beddesho midabada, iftiinka, iyo qaabka sawirka

- Inaad dhisto ama aad sameyso sawir aan jirin oo ka soo bilowda maskaxdaada.

- Inaad ka sameyso isku darka sawirro, textures, iyo effects muuqaal ah.

Photoshop ma aha oo kaliya software โ€“ waa luuqad hal-abuur oo kuu oggolaaneysa inaad xaqiiqo cusub abuurto.
Waxaad arki kartaa sawir caadi ah oo aan lahayn wax soo jiidasho, laakiin marka uu ku soo maro qof khibrad Photoshop leh, wuxuu isu beddelaa farshaxan leh dareen, iyo muuqaal soo jiita indhaha.

๐Ÿง  Xaqiiqda dhabta ahi waa: Photoshop wuxuu kuu oggolaanayaa inaad ka gudubto waxa ishu qaban karto, oo aad ku shaqeyso waxa maskaxdu awood u leedahay.

Haddii aad tahay arday, Designer, ama qof jecel hal-abuurka Designs-ka โ€” barashada Photoshop waxay kuu furaysaa albaabyo aan xad lahayn oo farsamo iyo fikrad isku milmay ah.

Thus; Visit this link to get more ..... https://www.courses.arwahgroup.com/courses/ultimate-photoshop-training-from-beginner-to-pro-2025/

17/11/2025

๐ŸŽจ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฒ, ๐—บ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฏ๐—ผ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ณ๐—ถ๐—ธ๐—ถ๐—ฟ โ€“ ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ

Hal-abuurka guuleysta maku imaado si kedis ahโ€”waxaa dhisa hab raac cad oo ka bilaabma fikir, u gudba qorsheyn, kuna dhammaada moodboard muuqaal ah oo jihaynaya Designka. Saddexdan tiir waa waxa Designerka xirfadda leh ka dhigaya mid hal-abuurkiisa u beddela natiijo muuqata oo tayo leh.

๐Ÿง  ๐Ÿญ. ๐—™๐—ถ๐—ธ๐—ถ๐—ฟ โ€“ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป

Fikraddu waa hal-abuurka ugu horreeya.
Kahor intaadan raadin software ama Tools farsamo, waa muhiim inaad ogaato:

- Maxaad rabtaa in naqshaddan ay sheegto?

- Yaa loogu talagalay?

- Waa maxay fariinta ama dareenka aad rabto in aad gudbiso?

Haddii fikraddu cad tahay, hal-abuurku wuxuu leeyahay jihayn sax ah.

๐Ÿ—‚๏ธ ๐Ÿฎ. ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฒ โ€“ ๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ

Qorshuhu waa waxa ka dhiga hal-abuurka mid nidaamsan oo aan ka lumin:

- Qeexida ujeeddooyinka

- Goโ€™aaminta sida macluumaadka loo kala hormarinayo

- Istaraatiijiyadda lagu gaarsiinayo fariinta

Qorsheyn laโ€™aan, Designs-ku waxay noqdaan kuwo qurux leh balse aan wax natiijo ah keenin.

๐ŸŽจ ๐Ÿฏ. ๐— ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฏ๐—ผ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ โ€“ ๐—”๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฟ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น

Moodboard-ku waa meesha fikradda iyo qorshaha lagu beddelo muuqaal:

- Midabada

- Fonts-ka

- Sawirada

- Qaabka guud ee naqshada

Waxay Designer-ku ka caawisaa inuu helo jihayn muuqata oo la isku waafajin karo ka hor inta aan shaqada rasmiga ah la bilaabin.

โœ… Marka sadexdan tiir la isku daro:

๐—™๐—ถ๐—ธ๐—ถ๐—ฟ + ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฒ + ๐— ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฏ๐—ผ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ = ๐—ก๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—น๐—ฒ๐—ต

Naqshad kasta oo guuleysata waxay leedahay nidaam. Hanaankaas ayaa ka dhigaya farqiga u dhexeeya Designer ku shaqeeya nasiib iyo mid ku shaqeeya xirfad.

08/08/2025

Shirkadda ChatGPT iska leh ee OpenAI ayaa sheegtay in nooca ugu dambeeya ee chatbot-keeda AI uu bixin karo aqoon heer PhD ah.
-------------------------------โ€--------------------------------------
Warbixin dhameystiran ka daalaco Qebta comment-ga / faallada ugu h**eysa ee qeybta comment eeg ๐Ÿ‘‡

28/07/2025

Baro kooraska "๐‘ท๐’‚๐’”๐’”๐’˜๐’๐’“๐’… ๐‘น๐’†๐’Ž๐’๐’—๐’‚๐’ & ๐‘ซ๐’†๐’—๐’Š๐’„๐’† ๐‘จ๐’„๐’„๐’†๐’”๐’” ๐‘ป๐’†๐’„๐’‰๐’๐’Š๐’’๐’–๐’†" sida loo jabiyo ๐—ฃ๐—ฎ๐˜€๐˜€๐˜„๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ๐˜€-๐—ธ๐—ฎ, ๐—™๐—ฅ๐—ฃ & ๐—”๐—ฃ๐—ฃ๐—Ÿ๐—˜ ๐—œ๐—— ee Moobeelada iyo Computer-rada kala duwan.

Uga maaran hada kadib; goobihii aad u aadi jirtay in ๐‘ท๐’‚๐’”๐’”๐’๐’˜๐’๐’“๐’…, ๐‘ญ๐‘น๐‘ท ๐’‚๐’Ž๐’‚ ๐‘จ๐‘ท๐‘ท๐‘ณ๐‘ฌ ๐‘ฐ๐‘ซ lagaaga jabiyo Moobelkaaga ama Computer-kaaga.

๐—ฆ๐—ฎ๐˜ƒ๐—ฒ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐˜† waqtiga iyo kharashkii kaaga bixi jiray; oo hada iska diiwaangeli ๐Ÿ‘‰ www.courses.arwahgroup.com ,
__
Arwah Academy
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ“ž +252 613 226291
๐ŸŒ www.courses.arwahgroup.com.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:30
Wednesday 07:00 - 17:30
Thursday 07:00 - 17:30
Saturday 07:00 - 17:30
Sunday 07:00 - 17:30