MuuQsame Tech

MuuQsame Tech

Share

MUUQSAME ONLINE
Hormuudka E-commerce ee Soomaalida
💻 Computers & 🖥️ Electronics Tayo Sare
✅ Qiimo Jaban | ✅ Dammaanad Leh | ✅ Delivery Dalka oo dhan

Photos from MuuQsame Tech's post 01/06/2026

🔧💻 Laptop Spare Parts oo Dhamaystiran – Muuqsame Tech
Ma u baahan tahay qayb laptop-kaaga lagu beddelo? Waxaan haynaa spare parts tayo sare leh oo diyaar ah:

✅ SSD M.2 & SATA SSD
✅ Laptop Keyboards
✅ Original Batteries
✅ Type-C & Original Chargers
✅ RAM Memory
✅ Laptop Screens
✅ Cooling Fans iyo qaybo kale oo badan

⚡ Kordhi xawaaraha laptop-kaaga adigoo ku rakibaya SSD cusub
⌨️ Hel Keyboard tayo leh oo si fiican u shaqeynaya
🔋 Battery iyo Charger Original ah oo cimri dheer

💯 Tayo La Hubiyey
💯 Qiimo Jaban
💯 Adeeg Lagu Kalsoon Yahay

📍 Bakaaro, kasoo horjeedka Xarunta Weyn ee Somtel, Holwadaag
📞 61 3693606

🚚 Delivery magaalooyinka oo dhan waa diyaar

🔥 SSD-yada, Keyboards-ka iyo dhammaan Laptop Spare Parts-kooda waa diyaar hadda!

Photos from MuuQsame Tech's post 24/05/2026

🔥 MA RAADINEYSAA LAPTOP XAWAARE SARE LEH OO QIIMO JABAN? 🔥

Hadda hel HP EliteBook 830 G8 — laptop casri ah oo ku siinaya awood, xawaare iyo naqshad qurux badan! 💻✨
Ku habboon shaqooyinka office-ka, ardayda, ganacsiga iyo isticmaalka maalinlaha ah.

✅ Ku habboon:
🎬 Adobe Video Editing
🎨 Graphic Design
💼 Shaqooyinka Office-ka
📚 Ardayda & Ganacsiga

💻 HP ELITEBOOK 830 G8
⚡ Core i5 11th Gen
🚀 RAM 16GB DDR4
💾 SSD 512GB
🎮 Intel Iris Xe Graphics
⌨️ Backlit Keyboard
🪟 Windows 11 Pro

✅ Fast • Secure • Reliable
✅ Battery fiican & Performance sare

💲 Kaliya $279
⏳ LIMITED TIME OFFER!

📞 Nala soo xiriir: 61 3693606
📍 Bakaaro kasoo horjeedka Xarunta Weyn ee Somtel

📲 Follow: MuuQsame Tech

21/05/2026

🔥 Ma raadineysaa Laptop Xawaare Sare leh oo Qurux badan?
Hadda ka faa’iideyso qiimo dhimis weyn oo aan caadi ahayn! 🔥

💻 HP ELITEBOOK 830 G7
⚡ CORE i7 10TH GEN
🚀 RAM 16GB
💾 512GB SSD
⌨️ Keyboard Light
🖥️ 13” FHD Display

✅ Ku fiican Shaqooyinka Office-ka
✅ Online Work & Ganacsi
✅ Battery Waarta
✅ Design Casri Ah & Fudud

💲BIG DISCOUNT PRICE — ONLY $309

📍 Xarunta: Bakaaraha, kasoo horjeedka Somtel Holwadaag
📞 0613693606

🚚 Delivery Magaalooyinka Soomaaliya oo dhan waa la gaarsiinayaa!

🔥 Dalbo hadda ka hor inta uusan qiimahaan dhammaan!

17/05/2026

💻🔥 HIGH PERFORMANCE LAPTOP WAA HALKAN! 🔥💻
✨ HP EliteBook 1030 G8 x360
👉 Laptop awood sare leh oo kuu qabanaya shaqo kasta si degdeg ah!
🚀 SPECS-KA XOOGGAN:
✅ Core i7 11th Gen ⚡
✅ RAM 32GB – Multitasking aan hakad lahayn
✅ SSD 512GB – Xawaare & kayd badan 💾
✅ x360 Touchscreen – Laptop + Tablet hal qalab 🔄
✅ Design premium ah oo casri ah 💎13inch
🎯 KU HABBOON:
🎓 Ardayda Jaamacadaha
💼 Ganacsi & Office Work
💻 Freelancers & Online Jobs
🎨 Graphic Design & Editing
💎 FAA’IIDOOYINKA:
✔️ Performance aad u sareeya
✔️ Battery dheer 🔋
✔️ Shaqo degdeg ah oo smooth ah
✔️ Laptop khafiif ah oo qurux badan
🔥 BIG DISCOUNT – FURSAD XADDIDAN 🔥
🚚 KEENISTA MAGAALOYINKA OO DHAN WAA FREE 🚚
📍• Hargeisa • Garowe • Bosaso • Kismayo • Baydhabo • Beledweyne • Galkacyo • Jowhar • Marka • Burco • Boorama • Wajaale iyo dhammaan magaalooyinka kale ee Soomaaliya 🇸🇴
📞 Wac hadda: 61 3693606
📍 Goobta: Mogadishu – Bakaaro, kasoo horjeedka Xarunta weyn ee Somtel (Holwadaag)
🛒 Dalbo hadda – ha lumin fursadan dahabiga ah!
See less

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Bakaaro Market Opposite Somtel Co. Somalia. ZIP Code
Mogadishu
00000