Somtech Academy

Somtech Academy

Share

Somtech Academy waa madal waxbarasho oo ad kahelikarto macluumaad dhamaastirn oo kusaabsan suuqyada

14/11/2022

Buuga Maamulka iyo Maaraynta Halista Sarifka waa buug kaliya aad ubaahantahay si aad qayb uga noqoto dadyowga aadka utirada yar ee lagu qiyaaso inee yihiin 5% kuwaas oo fahamsan sida loo maareeyo khataraha sarifka onlineka.

Waa dhigane ku qoran af-soomaali fudud oo lawada fahmi karo, tusaalooyin cadcad oo waadax ah iyo tallaabooyin badbaado aad ku dabaqi karto heshiisyadaada ganacsi si aad u xakamyso khataraha kahor iyo kadib intaanu iman.

Dhiganahani wuxuu anfacaa cid kasta oo kashaqaysta suuqyada maaliyadeed ee caalamka sida Forex, Bitcoin, Stockmarket iwm iyo kuwa aan ka shaqaysan intuba waxaana gudihiisa kujira cutubyo dhaxal gal ah oo lasoo xulay.

Qaybta ugu horeysa buuga wuxuu ka hadlaa sida loo xakameeyo khataraha gudaha ee suuqa iyo sida loo maareeyo

qaybta ugu dambeysa buuga waxay ka hadlayaa Sida looga hortago tuugada wax ku dhacda magaca Forex iyo Bitcoin, Astaamaha lagu garto khiyaanooyinka kala duwan ee adeegsadaan iyo digniina la xiriira

buugan wuxuu ka koobanyahay 11 cutub, 200 bog

waxaa loo helikaraa oo kaliyaa asagoo daabacan

kalaxiriir fĂ ahfĂ ahin Whatsapp
https://wa.me/252682284242

31/01/2022

cj onstyle wa barnamij hadal heyn badan ka dhaliyay baraha bulshada wa shirkad dhalinyarada inta badan e malgashten hase ahaate Xalaal ahaanshaheeda far aya ku godan wayo ine scam yihin aye ubadanthy 80-90%.

Muqalkan ayaan si faahfaahsan ugu sharxi dona waxa uyahay, inu sax yhy iyo inkle, maxe dinta kaqabtaa iyo arimo kle

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadisho
Mogadishu
BN0025261