SSCDO
SSCDO is none-profit Organization has established in February 2, 2013 to help vulnerable people who can't afford to challenge their own life.
10/04/2025
Jumca Mubarak
๐๐๐ซ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง!
๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐ ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐๐ช๐๐ง ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐ฆ๐จ๐ ๐๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐๐ง ๐๐ข๐ ๐๐ฅ๐๐๐ฅ๐ ๐๐ข๐๐๐ข๐ข ๐ง๐๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฌ๐ก๐๐ค๐ก๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ฐ๐๐ซ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐ ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐ฃ๐ซ๐จ ๐๐๐๐๐๐๐ซ ๐๐๐ ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ฌ๐๐ง ๐ค๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ง๐ฐ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐จ๐จ๐๐ญ๐ ๐ฐ๐๐: ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐ฆ๐ฉ๐๐ฌ ๐ค๐ ๐ข๐ฌ๐ ๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐/๐ฐ๐๐๐๐๐
๐๐๐ญ๐: ๐๐/๐๐/๐๐๐๐
๐๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐: ๐๐:๐๐ ๐๐
๐
๐๐๐ฅ๐๐ง ๐ก๐๐๐ข๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง ๐ ๐๐ฅ๐ข ๐๐ข๐ง๐ค๐ข๐ ๐ ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ ๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐๐ง๐ข๐
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeUWskOs3GIfLFGLRA1J5-ytZoVpuNiz51K7PsU0Dgqxo2H3w/viewform
30/09/2022
๐/๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐ฎ๐ซ ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ง // ๐๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ฆ ๐
๐จ๐ฎ๐ง๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง
Waxaan ka ambabixinay Magaalada Muqdisho ardey ku guuleesatey Deeqdii Waxbarasho ee Chevening ee Dowlada UK siiso sanad kastaa ardey ka kala socota dunida. Deeqdaan waxbarasho oo ah heer Master degree , ayaa sanadkaan waxaa qeyb ka noqday Hormuud Salaam Foundation oo bixisay kharashka (sponsortey) wax barasho ee laba arday, kuwaasoo soo baran doona Takhasusaad muhiim u ah dalkeena, Sanadkaan waxaa deeqda waxbarasho ee aan bixinay ku guuleystey labadaan wiil ee ila sawiran, waa Abdinaasir Muuse, oo baran doona MSc Air Transport Management oo ka baran doona Jaamacada Cranfield Univeristy ee UK iyo Hassan Abdulkadir Hassan oo soo baran doona MSc Energy and Climate Policy , oo ka baran doona Jaamacada Univeristy of Sussex ee UK, Waxaa kaloo jira 12 ardey kale oo iyagana ku guuleystey sanadkaan oo ka mid ahaa ardeyda aan sagootinay, waxaan rajeeynaa in ardeydaas aay sanadka danbe dib ugu soo noqdaan wadankooda si aay qeyb uga qaataan horumarka dalka. Dhanka kale waxaan ardeyda Soomaaliyeed iyo cidii daneeyneysa xasuusin lahaa in aay hada furan tahay dalbashada deeqda waxbarasho ee Chevening ayna xirmi doonto 1 November 2022, ee Fadlan hada dalbada oo ka faaaideysta.. halkaan ayaana Macluumaadka laga heli karaaโฆ
https://www.chevening.org/scholarship/somalia/
Mida kale waxaan soo jeedinayaa in Takhasuusyadaan aad dalbataan oo aan aaminaahay in aad loogu baahan yahay wadankeena anagana aan dooneeyno in la dalbado
Masterโs degree in subjects of (a) Media Law or Corporate Law or Commercial Law; (b) Marketing Management or Digital Marketing; (c) Journalism or Mass Communication or Master in Media and Communications Management, Master Program in Strategic Communications or Master in Corporate Communications; (d) Human Resource Management; (e) Artificial Intelligence and Machine; (f) Master in Data Science; (g)Master in Asset Management; (h) Masterโs degree in
Investment Management or Portfolio Management; (i) Master of Science in Petroleum Engineering; (j) Master in Energy Management (k) Avition and Air transport management at any University in UK.
Waxaan rajeeynaa in laga faaiideysto furaskaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Adan Ade Load
Mogadishu