Medical issues

Medical issues

Share

this is my page and gets alot of issues of about health and please do the oughts.
�LIKE.
�SHARE.

05/10/2020
11/06/2020

DADKA DHIIGGA (A+): lagu garto.
Ka akhriso halakaan

Dadka leh Dhiiga (A+) waxaa aay dadka calaamka ka yihiin 34%

▪️Wa dad abaabul badan si maangal ahna uu maamula arimahooda gaar ahaneed iyo mid guud ba wa isku dabaridayaal xirfaad badan.

▪️Wa dad wada shaqeynta jecel (team work)
Waxaa aynaa u hoggaansami ogyihiin shaarciga iyo xeerarka la dajiyey.
▪️Wa dad ad u taxadaar badan.

▪️Wa dad xirfadda jecel, waxaa aynaa ka helaan in aay qabtaan wax aay ogyihiin aynaa awood u leyihiin in aay qabtan.
▪️Waxaa aay awood u leyihiin in aay ka qayb qaatan xalaadaha tagan si gaar ah ka qayb galka arimaha gargaarka

▪️Intaa badan wa dad degan haab dhaqan wanaagsan leh xishooda-naa
▪️Waxaa aay jecel yihiin in aay wax dhageystan fikaradahaa dadka kalena tixgeliya, ad ayey u jecelyihiin doodaha in aay ka qayb galan.

▪️Wa dad dareen dadnimo leh si kaal iyo laab ahnaa wax aay sameynayan u jecel
▪️Waxaa ay ka helaan jawiiga dabiciiga ah manaa jecla meelaha buuqa badan oo isku rarantaa ah

▪️Wa dad dacaad ah isku-naa kalsoon.
▪️Wa dad guusha abaara waxaa-naa u sabab ah masuuliyadooda.
▪️Intaa badan wa huurdo seeg badan yihiin maxaa yeelay waxaa aay ka walwalan in aay faashilmaan waxaa aynaa doorbidan in aay isku mashquuliyan si aay u gaar lahayeen hadafkooda unaa fuulin lahayeen qorshahooda.

▪️Waxaa aay baaritan ku sameyan xaqiiqoyinka dahsoon si aay u ogaan lahayeen.
▪️Hal abuur ku ad ayuu ugu badan yahay.
Hadii aad wax uun ka faiday no saar postiga share
Thanks for you attention

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu