Bella Books
Bella Books waa shirkad iibisa isla markaasna faafisa buugaagta, joornaallada cilmiga ah iyo agabka akhris-qoraalka: goor kasta & goob kasta.
30/11/2022
Sharaf bay noo tahay dhiirrigalinta maktabadaha guud ee loogu talagalay kobcinta wacyiga bulshada.
Shirkadda buugaagta iibisa ee Bella Books, Xarunteeduna Muqdisho tahay, waxa aynu uga mahadnaqaynaa buugaagta ay ugu deeqeen BeledHawa Public Library.
Mahadsanid.
.
.
12/11/2022
Ku horumari nafsaddaada caado akhris.
07/11/2022
Macmiil waxaa kuu diyaar ah buugaagta hoose oo dhan.
⏰ Hadda dalbo oo hadda hel. 🚚 Goob kasta iyo goor kasta.
Naga la soo xiriir:
☎️: 0619877985 / 0615010061 / 0613293975.
📩: https://wa.me/message/G6Z6YNGFH4L6D1
06/11/2022
Macmiil waxaa kuu diyaar ah buugga الصومال.. زوايا غير محكية ee uu qoray qoraa Hassan Qorane.
🚚 Hadda dalbo oo hadda hel. Goob kasta iyo goor kasta.
Naga la soo xiriir:
☎️: 0619877985 / 0615010061 / 0613293975.
📩: https://wa.me/message/G6Z6YNGFH4L6D1
06/11/2022
Subax wanaagsan akhriste 🤗
Salaadda tuko, jimicso oo wax akhriso 🔥
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Maka Al-Mukarrama
Mogadishu
252