Dalka Data Delivery

Dalka Data Delivery

Share

KAAFIYE KAAR DATA SERVICES

10/07/2022

CIID WANAAGSAN

Munaasabada Ciida awgeed ku shubo
Xirmooyinka Qanciye oo hel 30% dheeri ah
$0.9=3.3 GB,130 daqiiqo somnet (15 maalin),$4.5=16.9 GB, 351 Daqiiqo Somnet, (30 maalin ),$9=39 GB, 526 Daqiiqo Somnet, 67 Daqiiqo Hormuud(30 maalin).Uga shubo adeegga Jeeb *812*688333338*Lacagta #
QiimCIID WANAAGSAN.

09/07/2022

Macmiil, Munaasabadda CIIDUL ADXAA awgeed shirkadda Hormuud Telecom waxay qiimo dhimis ku samaysay xirmada unlimited-ka bilaha ee Mobile Internet 4G, waxaana laga dhigay $15.

Kaga bilaabo 08/07/2022 (06:00pm) ilaa 11/07/2022 (11:59pm).

Uga shubo EVC Plus *712*619333338*13.5 # ama *450*8 #

Faahfaahin Messenger ka Ama whatsapp ka
0619333338

01/07/2022

Xirmada Jimcaha haddii aad ku shubato waxaad heleysaa Internet aan kaa go’ayn xaddi lahayn (Unlimited ah).

Uga shubo DALKA DATA DELIVERY
*712*619999811*0.9 #
Oo ku hel 1 Dollar Oo kaar ah
Ka Dibna Garaac *451 #.

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
0688333338