Mogadishu Monitor

Mogadishu Monitor

Share

Halku dhigeennu waa Xog iyo Xaqiiqo Sheega

09/12/2024

War sidaha Sunday Mirror ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa qoray war sheegaya in kooxda Liverpool iyo cayaartoygeeda reer Masar Maxamed Saalax ay isla gaareen in uu sii joogo labo sanno oo kale kooxda, isagoo dhaliyay 226 gool, waxaana uu sameeyay 101 caawin 370 kulan oo uu saftay.

09/12/2024

Ku soo dhawaada warbixin kale oo ku saabsan xaaladda Suuriya, kadib markii shaley Axaddii ay la wareegeen mucaaradka ayna dalka ka eryeen madaxweynihii dalkaas ka arriminayay isaga iyo qoyskiisa wax ka badan 50 sanno. Fadlan aragtidaada ka dhiibo.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


KM4
Mogadishu
2526