Maxamed jeekey

Maxamed jeekey

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamed jeekey, Media/News Company, mogdisho, Mogadishu.

08/11/2022

Published 6 months agoon May 20, 2022By Maxamed Mukhtaar
Ugu horeyn guushu ma gaadho qof weliba, balse waxaa guul gaaray qofkii qaada dariiqa ama wadadaas oo ay u baahan tahay diyaargarow iyo joogteen.

Micnaha guushu waa wax fudud balse waxaa adag in la gaadho guusha, waxey u baahan tahay juhdi iyo dadaal dheer aad u gasho sidii aan ku noqon lahayd qof guuleysta.

Haddii aad leedahay hadaf aad rabto inaad ka dhiijiso hadafkaaga waxaad u baahantahay inaad qaado waddadii aad ku gaadhi laheyd hadaafkaagii.

U dhabar adeyk oo sidii aad ku gaadhi laheyd yoolka kuu degan, sido kale joogteyqabasha shaqada aad u heysid naftaada adiga oo siinaaya kalsooni badan si ay ugu firfircoonaato qabashada dhamaan howlaha.

Waxaan halkan kuugu soo gudbin doonaa dhowr siyaabood Oo kuu sahlaya in aad guul ka gaarto nolosha.

Qodobadan soo socda haddii aad sida ugu macquulsan u raacdo waxay ka badali doonaan waxyaabaha caqabad ku noqday noloshada kuuna diiday inaad noqoto qof waxtar leh!

Kalsooni

kalsonidu waa sheyga koowaad oo kuu sahlaya inaan noqoto qof naftiisa ku kalsoon, kalsoonida nafeed waxey ka caawineysaa inaad naftaada siisaa dhiiranaan iyo in aad xiiso u qabto shaqada aad daacada u tahay.

Haddii aysan jirin kalsooni nafeed ma qaban kartid waxa aad u baahantahay inaad qabato, sababto ah haddii howsha aad heyso aysan naftaada ku qanacsaneen haku daalin.

Ku beer naftaada kalsooni si ay u noqoto mid ku firfircoon howlaha ay qabaneyso, sidoo kale tani waxey kaa caawineysaa inaad tahay qof ku kalsoon dadka kale waayo waxaad aamin santahay in uu yahay sida adiga oo kale.

Balse mid xasuusnoow haddii aad rabto inaa ka gungaarto yoolkaaga la saaxiib dadka kaa hamiga fog si aad ugu qaado waayo aragnimo.

Qorshe cad

Qorshaha cad waa waxa kaliya aad ku dooran karto halkii aad rabto inaad gaadho aad qorshe u yeelato.

Sheeko Gaaban: Nin baa beri magaalo weyn u safray isaga oo iska lugeeynaayo oo wax qorshe laheyn markii uu muddo badan socday oo uu daalay ka dib waxa uu arkey dhowr waddooyin oo ku kala goosha magaalooyinka, wuxuu arkey odey waayeel inta ka dib ayaa uu weydiiyay su’aal “Wadaddan xaggee I geyneysaa?” ka dib odeygii waayeelka ahaa ayaa ku celiyay su’aal oo ku yiri “adiga xaggee ayaad rabtaa?” ninkii socdalka ahaa ayaa u jawaabay “waan iska socdaa oo magaranaayo meel aan u socdo” waayeelkii ayaa asagoo yaaban ku yiri: “ Hadduu xaalku sidaa yahay jidkaa doonto ka bax”

Tixraac: 5-TA TIIR EE GUUSHA bogga 117 aad.

Waa sheeko mudan in lagu cibri qaato waayo ma dhaqaaqi kartid adigoon aanan laheyn wax qorshe ah. Soo qaado waraaq cad iyo qalin kadib ku qor dhamaan waxyaabaha ama guulaha aad rabto inaad gaadho, waxaadna u soo kala hormarisaa sida ay kuugu muhiimsanyihiin.

Haddii aan isla garanay micnha qorshaha waxaad raacisaa muddo ama goor aad u asteysay qorshahaaga si aad u gaarto dhamaan guulahaaga.

Ka fogow dib u dhaca

Dib u dhaca waa waxyaabaha kuu diida inaad qabato howlaha kuu yaala ama sidii aad noloshada ku hormarin laheyd, waa dhibaatada ugu weyn oo heysta dadyow badan kuwaas oo ku kala nool dhamaan Daafaha dunida. Dib u dhaca waxa uu inta badan keena dib u dhac dhan walba ah kaas oo mararka qaar kuu sababa fashil.

Sheyna dib ha u dhigin si ay san saameyn kuu yeelan makrii aad qabaneysana u qabo sida ugu adag waayo waxaa macquul ah in markale ay dib kuu dhigto.

Asaxaabatay share like comments waa easy

07/11/2022

SPURS 1-2 Liverpoool

Libaax qoyay bisad ha moodina Camal

06/11/2022

Garashado ogaw waxaa abaari doonto ee noloshaada

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Culinary Team

Attire

Website

Address


Mogdisho
Mogadishu