ARICO Conference - Salaam University
Annual Research and Innovation Confrerence - Salaam University
31/01/2022
Waxaa maalintiisii labaad galay Shir-cilmiyeedkii caafimaadka guud (public health research conference) ee graowe oo aay soowadaqabanqaabiyeen Machadka Caafimaadka Qaranka (National Institute of Health (NIH)) iyo Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federalka Somaliya. Maanta oo aay taariikhdu ahayd 31 Janaayo 2022 dadka cilmi baaristooda soobandhigay sidookale kaqeebgalay dood cilmiyeedka waxaa kamid ahaa Dr. Mohamed Mohamud Shobow, Berina waxaa soojeedin doona Dr. Ahmed cumar Miicad iyo Mr. Aadan Abdulqaadir inshaa Allah.
& MoH Growe conference 2022
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Wadnaha Street
Mogadishu