IsackPro

IsackPro

Share

IsackPro | Content Creator

04/09/2023

Madama dib loogu labanayo jamacadaha uuna bilaabmayo sanad dugsiyeedkii cusbaa afartan hoose horey ha u sii qaatan ardaydu.

Hadii lacala laylis ama assignment lagu so direy aad ka shaqaysid adiga oo isticmalaya Ai ga sida chatgbt ama bard Ai qoraalka marka aad ka heshid si toos ah ha u gudbin copy dheh kadib waxad la tagtaa website kas hoose paste na ku dheh kadibna humanize taabo waxa uu qoraalka ka dhigayaa sidii in qofi qorey oo uu ku sixi hadii lacala macalinku galiyo software rada lagu tijaabiyo in qoraalkan lagu qorey Chatgbt sida zerogbt ma aqoonsan doonan oo waxa uu badalaya erayada ku jira qormada
Waka website ku :- https://undetectable.ai/

Appkan hoose waxa leh shirkada microsoft waxa uuna ka caawinayaa inad kaga shaqaysid xisaabta nooc walba oy tahay halkan kala dag:-https://play.google.com/store/apps/details?id=com.microsoft.math

Appkan waxa la dhaha flora-greenfocus waxa uuna ardayda ka caawinayaa in ayna ku mashquulin taleefanka marka ay ku jiraan jawi wax akhris halkan kala dag:-https://play.google.com/store/apps/details?id=cc.forestapp

Appkan kale isna waxa loogu talogaley in ardaydu ku mamulaan jadwalkooda waxbarasho waxa uu sido kale so xasuusin laylisyada iyo imtaxanada ku so wajahan iyo sida ay u qorshayn lahayeen halkan kala dag:-https://play.google.com/store/apps/details?id=com.virblue.mystudylife

Mohamed Sharif Muktar

26/07/2023

Twitter logodiisa wuxuu ka dhigay X oo wuxuu ka guuray shimbirtii.
Elon musk profilekiisa twitter ayaad arkaysaa in uu X ka dhigay sidoo kale twitterka qaybta websiteka X ayaa laga dhigay durba.

X.com waxaa uu ahaa bank uu Elon Musk sameeyey 1999 markii dambana waxaa laga dhigay Paypal, waxaana ka iibsatay Ebay waana meesha uu Billionaireka ku noqday.
Wuxuu yiri, "X.com waxay noqonaysaa dhaqaalaha adduunka yaalla barkii haddii si sax ah loo sameeyo".
Wuxuu aaminsan yahay in uu ka dhigi doono bank weyn oo si fudud (fast money transfer ) ku kala gudbiya lacagaha.
Xiligii uu sidaas aaminsanaa waa 1999, hadda ayuuna rabaa in uu riyadii rumeeyo.

Sababta aan Elon Musk u hadal hayno waxaa weeye in marka cryptocurrency laga hadlayo ay khasab tahay inaad la socotid dhaqdhaqaaqa Elon Musk.
Waa qofka koowaad ee dhaqaajiya priceka Dogecoin, wuxuuna saamayn ku leeyahay cryptoda kale. Tusaale sanadkii 2021 Bitcoin oo maraysa $24k ayuu iibsaday $1.5 Billion wax u dhigma oo Bitcoin ah, xayeysiis afka ahna waa uu ugu daray. Ilaahay wuxuu qadaray in ay gaarto $68k.

Wuxuu sidoo kale sheegay in sannadkan dhamaadkiisa laga yaabo in X la soo dhexgelin doono qaybta lacagaha (dirid/helid).
Yacni filo twitter oo laga dhigay bank!

Ninkaan markii uu Twitter ka bixinayey $44 Billion ujeeddo ka fog bare bulsho ayuu lahaa.
Waraysi uu siiyey youtuberka Zuby hadalkiisa waxaa ka mid ahaa in X ay noqonayso shirkadda ugu qiimaha weyn meerahan dhulka korkiisa🙄.

✍️ Asad Gaaciye

27/03/2023

YES OR NO ?

Photos from IsackPro's post 08/01/2023

Abbreviations 😎

Follow for more IsackPro

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


30Street
Mogadishu
252