Midnimo Development Association
Midnimo Development Association waa urur ay aasaaseen dhalinyaro mideeysanoo da'yar ah jecelna inay bulshadooda wax u qabtaan. soo dhawaaw�
30/04/2024
Guddoomiyaha ururka Samafalka ee Midnimo Development Association mudane Yuusuf Ruuxaani Ayaa ka qeyb galah seminar soconayey mudo labo maalin ah oo ay so qaban qaabisay Hay'ada maareenta masiibooyinka Qaran. Ee SODMA.
Seminar ayaa Waxa ka qeyb galay Qaar ka mid ah ururada samafalka ee Ka shaqeeya Guud ahaan Dalka.
Seminarkan Ayaa ku saabsana :U Diyaargarowga Masiibada iyo Nidaamka digniinta ugu horayso ee loogu talagalay ururada Samafalka ( Disaster preparedness And Early warning system Designated to Volunteer Networks )
Madaxda Hay'adda Maareenta masiibooyinka Qaran ee SODMA ayaa shahaado Sharaf gudoonsiiyey Ururka Midnimo uguna mahad celisay sida Qiimaha Badan ee Ay bulshada ugu adeegaan.
Allah ayaa mahad o dhan is kaleh.
Midnimo Development Association
Maanta oo Sabti ah 16/Apr/2023 da.
Waxa ay hawl gashay KAABKA HILAAC WANAAG, /Tareedisho, ololihii afiri walalkaa oo hel laba ajar.
Al xamdulilaah
Waxa si habsami leh nooga soo dhamaaday afurintii galabta aan u samaynay walalaheen somaliyed, kuwasoo mudnaa in ay helaan afurin, inta xoog baxsatay iyo inta deeq bixisayba ilaahay miisaankooda ha u saaro.
Midnimo Development Association. ayaa afurin u samay dadka daggan duleedka magaalada Muqdisho, kaamka hilaac-wanaag, midnimo waxa ay sanadkii afaraad u samaynaysaa afurin, walalaha tabaaleysan ee u baahan garab istaag bini adan-nimo shacabka somaliyeed iyo dhammaan bahda jecel Sadaqada, waxa aan ka codsanayanaa in ay walalahood soo caawiyaan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Mogadishu