Waayaha dunida

Waayaha dunida

Share

Suugaan-yahan. kusoo dhowoow page-kan waxaad kala socon doontaa mowduucyo nuxur leh.

09/06/2026

Somali milyaneer Isagaa faa’iido qaba, 2-3 match oo uu maamulo, wax sidaa u sii weyn maaha, hadda se magaciisa saxaafad kasta oo sports ah, bale saxaafado kale oo waaweeyn ayaa qorayay, wuuna heli doonaan maamuus badan.

Se Garsoore Cartan, wuxuu dhibbane ka yahay, Qabiil iyo Qabyaalad, tuug, Danayste iyo Siyaasi Soomaaliyeed,

Cid kastaa way ogtay Soomaali halkaa waxa dhigay, inay tahay maamul xumo, Qabiil iyo musuq maasuq,

Waxay dadkaagu yihiin ayaad Adiguna tahay,
Siyaasiyiinta soomaalidu markay dunida kale tagaan, lama qiimeeyo, waayo cidda ay matalaan iyo Dalka xaalkiisa ayaa lagu qiimeeyaa, waana iska masaakiin aan waxba laga soo qaadin, waxbana la iskaga tirin.

Waan ka xumay wiilkaa dhalinyarada ah, ee Somalia pasaport lagula dagaallamay, Dalkaagaa halkaa ku dhigay, se waad ka gudbi brother.

02/06/2026

🎉 Facebook recognised me as a top rising creator this week!

24/05/2026

Asc Walaalaha nataageeray ilaa aan soo gaarnay 260kun followers aad Ayaad umahadsan tihiin

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
2521