Alaab Cusub
Alaab cusub lee wax kale may
#alaabcusub
30/03/2023
Ramadaan Mubarak dhamaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ee daneynaya iney gutaan Cumrada Ramadaanka sanadkan 1444/2023.
Adeega Haleel waxa uu kuu sahlayaa inaad hesho daryeel iyo adeeg heer sare ah si aad cibaadada Alle ugu jiheysato kana nasato wareerka safarka, diyaarada iyo hoygaba.
Adeega Haleel waxa uu leeyahay laba qeybood oo kala ah Wadaag iyo Gaar (Sharing package & Special package). Hoos ka aqriso sharaxaadooda, qiimaha iyo waxa ay kuugu kala duwanyihiin.
Aqriso sharaxaad buuxda:
Xirmooyinka CUMRADA RAMADAAN ee 1444/2023 (Haleel Service) Adeega Haleel waxa uu kuu sahlayaa inaad hesho daryeel iyo adeeg heer sare ah si aad cibaadada Alle ugu jiheysato kana nasato wareerka safarka, diyaa
Waa maxay adeega Dalmar Roaming?
Dalmar waa adeeg casri ah oo shirkada isgaarsiinta Hormuud ugu tala gashay macaamiisheeda marka ay dibadaha ku safrayaan. Adeegaan waxa uu kuu sahlayaa in aad SIM Card-kaaga Hormuud ku isticmaasho dalal shisheeye adigoo adeegsanayaa wicitaanka, fariimaha, EVC Plus, Deeqtoon iyo akoonkaaga Salaam Somali Bank.
Dalmar Roaming isticmaalkiisa waxaa kugu kordheysa qidmad yar balse waxaad awood u yeelaneysaa inaad xiriir joogta ah la yeelato elehlkaaga, ganacsigaaga, iyo guud ahaanba dadka ku sugan gudaha dalka ama wata SIM Card-ka Hormuud Telecom.
Halkan ka daawo qaadka aad u dalban karto adeega Dalmar Roaming:
https://www.facebook.com/watch/?v=224166640100683
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Dabka Maka Almukarama
Mogadishu