Cumar Daacad Page

Cumar Daacad Page

Share

Hiigsiga Nolosha waa gaarida yoolkaada Gaarka ah ha ka daalin ee u diyaar garow
الصبر الصبر الجيد

Photos from Diini Abdi Jimcale's post 12/09/2024
12/01/2024

Tartanka mamul goboleedyada iyo gobolka
Banaadir hadii laga rabo in cafimadka iyo is
Dhaxgal bulsho oo bad qabo laga dhaxlo Walibane la doonaayo in sports ka somaliya
Lagu hormariyo habsamine u qabsoomo

Hal talo ayaan soo jeedinaa ha laayga gaarsiiyo
Xariirka kubada xagta somaaliya xariirada Mumul goboleedyada iyo gobolka banaadir
Kooxdii dagaal sameeyso ama xitaa taageero yaashooda rabshad sameeyan ama dad dilaan
Bilaa sharuud la,aan dhibcaha halaga qaado

Ugu danbeeyn hadii laga rabo inow tartanku
Si hab sami leh u socdo dhibcaha Galmudug
Hala qaado dhigooda kofurgalbeed ha lagu warejiyo

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu