Union Innovation College

Union Innovation College

Share

Welcome to the Union Innovation College:
The Union Innnovation College is an independent, educationa

29/05/2024

MA DOONEYSA INAAD KU HADASHO LUQADA ENGLISHKA CABSI LA`AN IYO SI SAXAN NAGU SOO BIIR OO KA GUDUB CABSIDA KA HEYSTA KU HADALKA LUQADA ENGLISHKA.
Barnaamij-yada Machadku bixiyo waxay u qayb sanyihiin labo.
1- English to English
2- English to Somali.
Barnaamj-ka English to English-ka waxaa dhigaya macaliminta ajaanbta ah.
balse barnaamij-ka English to Somali waxa dhigaya macalimin Somaali ah.
Mudada barnaamij-ka English to Somaliga uu soconayo waa 3 bilod.
barnaamij-ka (English to English) waa hal sano. wuxuuna u qaybsanyahay (4 levels )
THE TIME
GALINKA H**E ( SUBAX )
3 HOURS ( DAILY) (8:00AM-11:00AM)
OR ( 6:30AM – 8:00AM ) ONE YEAR
GALINKA DAME ( GALAB )
2 HOURS ( DAILY) ( 2:00PM-4:00PM ama
4:00PM-5:30PM) ONE YEAR
PART TIME
KHAMIS ( 2:00pm-5:00pm) jumco ( 8:00-11:00 ) ONE YEAR
ONLINE CLASS HABEENKII ONE YEAR
SHURUDHAHA LAGU AQBALAYO ARDAYGA SOGALAYA MACHADKA (CONDITIONS)
(SHARDIGA KOWAD) Diiwan galin
C( SHARDIGA LABAD) QIMEYNTA AQOONTA ARDAYGA
( SHARDIGA SADEXAAD) INTERVIEW (WAREYSI)
F.G
1. Hadii machadka ay sogalan 4 arday oo isla dhalatay mid aya free ah
Maclumaad iyo diiwan gelin, la xidhiidh
Tell. No: 0614401060/614401050
Whatsapp numberka
0612103187/0614401060
https://wa.me/message/YHTRQNSX2ZMJF1
Adress: Hodan District-Mogadishu-Somalia.
Gar ahan xafada taleex kaso horjedka maqayada fatxi taleeh.
Waxaad kaloo Comment noogu reebi kartaa magacada iyo Numberkaga inaga ayaa kula soo xariiri doono insha ALLAHhttps://wa.me/message/YHTRQNSX2ZMJF1

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Taleh Street, Near Fatxi Resturant
Mogadishu