Naciimo
kusoo dhawoow pagekayga saxda ee Naciima
Wax walba oo ku ducaysnay ilaahay hanoo aqbalo 🤲❤️
29/03/2024
Side uga faidesan kartaa 10 ka danbe ee Ramadan 💕
☪️
Haben kasta oo kamida ah 10ka danbe aqri suuartul ikhlaas 3 jeer
Hadii ilaahey ku waafajiyo habeenkaas waxay la mid noqon qof 83 sano haben walba quraanka dhamanaya
Haben walba oo ka mida ah 10ka danbe tuko labo rakaco oo ku tuko boqol aayadood oo suuratul waaqica iyo suuratul ikhlaas
☪️
Nabiga scw wuxuu dhahay qofki salad ku tukada 100 aayadood waxa lagu qora القانتين
Waxaa la mid noqoneysaa qof 83 haben walba u taagnaa salaatu leyl
Habeen walba oo 10ka dabne ka mida sadaqeyso inta awoodid xataa 1 shilin somali ha noqdo
Hadii ilahay subxanahu watacala ku wafajiyo waxad la mid noqon sidi qof 83 sano wax sadaqeysaneyey
☪️
Aqri 10ka danbe ee ramadaan aayadaha u danbeya suuratul baqara hadi ilahay ku wafajiyo waxa lagu qorayaa 3000000 oo qiyaamul leyl ah
Nabiga scw wuxuu dhahay aqriya haben walba aayadaha u danbeya suuratul baqara ayaga
☪️ idinku filan
Aqr 10ka fanbe ee Ramadan لا إلهَ إلَّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له ، له المُلْكُ ، وله الحمْدُ ، وهو على كلِّ شيءٍ قديرٌ
Hadii ilaahay ku waafajiyo habenka laylatul qadarka waxay la mid noqon qof xoreyey 30000 oo adoomo ah halka adoon walbana naar ayaa laga xoreyaa
☪️
Dheh haben walba oo 10ka danbe ka mid ah
اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات المسلمين والمسلمات الاحياء منهم والامىوات
Hadii ilaahey ku waafajiyo habenkal eylatulqadarka waxa laguu qorayaa ajar ah 6000,000,00
☪️
Dheh boqol mar subxanallah hadii ilahay ku wafajiyo waxa lagu qorayaa 30, 000,00 ajar ah waxaana lagaa tirayaa 30,000,00 danbi ah
🤍 Hadii aa halkan so gartay alle u mahad celi kuna sali nabiga scw walalaha kalana u share garey oo qeyrka la jeclaw
Follow naso dhaha
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
Jaale Siyaad Road
Mogadishu