Machadka Ileys
Dugsiga Xifdinta Qur,anka Kariimka Ee Ileys
10/07/2026
من بين الطلاب الذين أتموا حفظ القرآن الكريم هذا العام (2026) الطالبان مسعود وخالد؛ فنقول لهما: مبارك.
Ardayda inoo dhameysay qur'aanka kariimka sanadkan 2026 waxaa Machadka Ileys kamid ah Mascuud iyo khaalid waxan leenahay Hambalyo.
Among the students who completed the Holy Quran this year, 2026, are Mascuud and Khaalid; we say congratulations to them. nagala soo xiriir wixii Faahfaahin ah tell: 61 9640871
Daawo Muuqaalka Macuud Oo maanta soo qatimay Qur'aanka kariimka Oo Ka Farxiyey Ardaya Machadka isagoo u keenay Xaflad yar. Macuud waxaan ku leenahay Horey usii soco Qur'aankana Nuur qalbigaaga D**o Allah hakaga Dhigo.
08/07/2026
Sawirro Qaar kamid ah ardayda kasoo gudbay qaybta alqiraa'a wal kitaaba ( Aqriska iyo qoraalka ) Oo dhawan xafladoda dhici doonto.
Machadka Ileys tell: 61 9640871
30/06/2026
Maashaallah hambalyo hambalyo ardaygeena mucaad cabdisalaan saciid oo dhameeyey quraankaa kariimka
Alle ha barakeeyo wiilkeena
Maamulka, macalimiinta iyo ardayda machadka ileys ayaa farxad la qeynsanaya
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the university
Telephone
Website
Address
Taleex
Mogadishu
252